Muqdisho, Abriil 28, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Garoowe kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, Somaliland oo heshiis shidaal baaris ah la gashay shirkad dalka Norway laga leeyahay, Taliyaha taraafikada Soomaaliya oo cabanaya iyo qodobbo kale.
Author: Jamaal
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 27, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer–Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Baarlamaanka Soomaaliya oo diidey in mowshin laga keeno wada hadallada dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mombasa kula kulmay dhiggiisa Kenya, Dagaal ka dhacay Balcad iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 26, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; ALLAHA u wada Raxmadee waxa Burco iyo Harar ku kala geeriyooday fannaaniinta caanka aheyd ee Soomaaliyeed Cismaan Gacanlow iyo Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan, shir horudhac u ah kan London ee 7-da May oo Muqdisho lagu qabtay, Boolis weeraray xarrunta wargeyska...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad kumaqli doontaan waxa ka mid ah; Xog-hayaha arrimaha dibbadda Ingriiska oo Muqdisho kula kulmay madaxda dowladda, Raysal wasaare Shirdoon oo arrimo amni khuseeya ka hadlay, Kalluumeysato sharci darro ah oo Puntland lagu xirey iyo qodobbo kale.
Ciidamada Badda Puntland oo xiray ajaaniib si sharci darro ah u kalluumeysaneysay (Sawiro)
Nayroobi (WDN) April 24, 2013-Ciidamada Badda ee maamulka Puntland, ayaa xeebaha Laasqorey ee gobolka Sanaag ku soo qabtay kalluumeysato ajaaniib ah, kuwaas oo lagu eedeeyay inay si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen xeebaha degmada Laasqorey. C/risaaq Diiriye Faarax oo ah taliyaha ciidamada badda Puntland oo shir jara’id ku qabtay xarunta ay ciidanku ku leeyihiin Bariga...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Itoobiya oo qorsheyneysa inay ciidankeeda Soomaaliya kala baxdo, Baarlamaanka oo ku baaqay in dowladda ay difaacdo suxufiyiinta, wafdi QM ka socda oo Boosaaso gaaray iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wadheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Howl gal ballaaran oo maanta ay ciidamada nabad-sugidda iyo kuwa AMISOM Muqdisho ka sameynayaan, Buula-barde, oo gabar ay biriq dishay, Howl gal dad badan lagu soo qab qabtay oo Gaarisa laga sameeyay iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; ALLAHA U raxmadee Wariye Raage oo la’aasay, dilkiisana si weyn loo cambaareeyay, kooxo hubeysan oo madaafiic ku weeraray garoonka dayuuradaha ee Gaalkacyo, wasiirka gaashaandhigga oo baarlamaanka Soomaaliya hor tagay iyo qodobbo kale.
Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo galabta hoygiisa Muqdisho lagu dilay
Nayroobi, Abril 21, 2013 (WDN)-ALLAHA u Raxmadee waxaa gabal dhicii maanta lagu diley degmada Dharkenlay ee gobolka Banaadir wariye Maxamed Ibraahim Raage, oo ka mid ahaa wariyayashii ka shaqeynayay idaacadda afka dowladda ku hadasha ee Radio Muqdisho. Dilka wariye Raage, waxa fuliyay rag looga shakisan yahay inay Shabaab yihiin, kuwaas oo ku beegsaday wariyaha iridka...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 21, 2013 (WDN)- Warka Radio WDN, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo jaaliyadda Boston la hadlay, Madaxweyne Siilaanyo oo Washington gaaray, Booliska Puntland oo gaadiid loogu deeqay, wasiirka arimmaha gudaha oo beeniyay inay jiraan eedeysanayaal Shebaab maxaabiis ahaa oo Muqdisho lagu dilay


