Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 892
Post

Seygii Saaqidka Ahaa! (Qeybtii 6-aad)

W.Q. Cabdicasiis Maxamad Shidane Markii ay I daashatay shaqo la’aantu, Kharduumna ay irridaha shaqada iga laabatay, ayaa waxaan soo gucday hilowgii hooyo Ceynabo iyo saaxiibtey Xulbado. Tan iyo in muddo ah xasuustooda waan is moogeysiinayay, maxaa yeelay, waxaan ogahay in xaaladdeyda murugsan aysan waxba ka qaban karin, walbahaar iyo kurbo hor leh in ay ku...

Post

The Voice of Occupied SSC Regions

PRESS RELEASE Lascanod Speaks: Out with Somaliland The people of Lascanod have spoken up in words and deeds and their message is clear and unmistakeable: they had enough of the occupation of the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland and they want to kick them out of their land unless they leave peacefully on their...

Isbahaysiga Isbedel-sameynta Soomaaliyeed: Shirweynaha Muqdishu Taariikhda 8 – 9 September, 2016
Post

Isbahaysiga Isbedel-sameynta Soomaaliyeed: Shirweynaha Muqdishu Taariikhda 8 – 9 September, 2016

Warmurtiyeed: Isbahaysiga Isbedel-Sameynta Soomaaliyeed (Coalition for Change) oo ka kooban Murashaxiin Madaxweyne, Hogaamiyayaal Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa ku yeeshay shirweyne labo maalmood ah 8-9/09/2016 caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu. Shirweynuhu ku markuu warbixin ka dhageystay xubnaha isbahaysiga ku aadan xaalada murugsan ee siyaasadeed, Nabadgelyo, Dhaqaale iyo Bulsho ee dalku marayo waxaa uu...

Waa kuma ‘Hadraawi’?
Post

Waa kuma ‘Hadraawi’?

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. SIDAAN U AQAAN: Waa qof, waa abuur insi ah, waa nolol giraan ah, oo xilkeeda, xiskeeda, xanuunkeeda iyo xariirteedu waqti xaddidan leeyihiin., oo...

Post

Hajj: Eid Al Adha

By WardheerNews Editorial “In it are Signs Manifest; (for example), the Station of Abraham; whoever enters it attains security; Pilgrimage thereto is a duty men owe to Allah,- those who can afford the journey; but if any deny faith, Allah stands not in need of any of His creatures” Surat Imran Performing the Hajj, is...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Shir madaxeedka IGAD ee qorshihiisa ahaa in 10-ka bishan oo ku beegan Sabtida uu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in uu dib u dhacay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Post

Most-failed state

AT THE Coconut Beach Hotel, which opened last month, new guests are served coconut smoothies when they arrive. The rooms do indeed have a view of the ocean. What betrays where the hotel is, in Mogadishu, the war-torn capital of Somalia, are the two dozen guards in football shirts loafing around the doors clutching AK-47s....