Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 891
Post

A brief overview of Africa’s tech industry – and 7 predictions for its future

Written by Jake Bright As Africa transitions from the margins to the mainstream of the global economy, technology is playing an increasingly significant role. Bolstering regional trends in business, investment and modernization is the emergence of an IT ecosystem – a growing patchwork of entrepreneurs, tech ventures and innovation centres coalescing from country to country....

Post

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Tobankii Maalmood ee Harar

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Cutubka 8 aad Tobankii Maalmood ee Harar Saacad barkeed markii aannu iridda ku sugaynnay ayuu waardiyihii soo laabtay oo noo sheegay in aan soo dhaafo albaabka. Markaa ayaannu inta dib u kooraysannay baqalaheennii ku soo hagay waddada wayn, dhabbe dhuuban oo taag sare kor ugu baxa, dhagaxyada ka soo taagtaaganina...

Post

Madaxweynaha: “Shacabka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxaan ugu baaqaya inay dedejiyaan dhismaha maamul”

Jowhar, (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ka furay shirka dar-dar gelinta maamul u sameynta gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan. Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka labada gobol oo muddo sagaal bilood ah shir uga socday magaalada Jowhar looga fadhiyo inay soo dedejiyaan dhismaha...

Post

Kenya: Involuntary Refugee Returns to Somalia

Camp Closure Threat Triggers Thousands Returning to Danger Nairobi (HRW) – Kenya’s repatriation program for Somali refugees, fueled by fear and misinformation, does not meet international standards for voluntary refugee return, Human Rights Watch said today. Many refugees living in Kenya’s sprawling Dadaab camp, home to at least 263,000 Somalis, say they have agreed to...

Post

A NEW AIRPORT FOR QABRI DAHAR

By Ahmed Deeq Hussein Qabri Dahar is one of the oldest towns in the Somali Regional State of Ethiopia.  For many years, it served as a key military garrison—since 1931, when the first military camp was established to serve fascist Italy that invaded Ethiopia and the Horn of Africa. Qabri Dahar was first designated a...

Post

“DADKA LAGA TIRADA BADAN YAHAY” – BEEN FAKATAY!

W/Q Cabdixakiin M. Maxamuud “Marayare” Waxa jira beeno badan oo fakaday oo runtiina gaadhi kari weyday. Midda ugu darani waa middan: ”Beelaha laga tirada badan yahay…”. Si wacan loo ma yaqaan beeshaas laga tirada badan yahay tan ay tahay.Waxa kale oo aan iyana la ogayn cidda tirada badan iyo ciddan labada kooxoodba tirakoobtay ee natiijadan...

Post

Ethiopian Airlines signs MoU with Addis Ababa University

PRESS RELEASE Addis Ababa- The MoU calls for, among other things, exploring  and promoting  cooperation between the two institutions with the view of conducting industrial projects and research and consulting on issues such as Internet Booking, Big Data Analytics, Customer Data Hub, Distributed Data Storage, Adaptive Crew Solution, Intelligent Warehouse. Mr. Tewolde GebreMariam, Group CEO...

THE EXTRA ORDINERY SESSION OF THE IGAD ASSEMBLY OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT ON SOMALIA
Post

THE EXTRA ORDINERY SESSION OF THE IGAD ASSEMBLY OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT ON SOMALIA

DRAFT COMMUNIQU’E MOGADISHU, SOMALIA , 13 th SEPTMEMBER 2016 The IGAD Assembly of Heads of State and Government held its 28th Extra Ordinary Summit on 13th September 2016 in Mogadishu, Somalia, under the Chairmanship of H.E. Hailemariam Desalegn, Prime Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia and Chairperson of the IGAD Assembly. The Summit...

Post

Isbahaysiga Isbedel Sameynta Soomaaliyeed oo la kulmay Beesha Caalamka

Warsaxafadeed Isbahaysiga Isbedel-Sameynta Soomaaliyeed (Coalition for Change) oo ka kooban Murashaxiin Madaxweyne, Hogaamiyayaal Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa la kulmay beesha caalamka markii uusoo gabagabeeyay shirweyne labo maalmood socday 8-9/09/2016.  Xubnaha Isbahaysiga ayaa shir la qaateen xubno ka mid ah beesha caalamka oo ay matalayeen, Safiiradda Ingiriiska, ku-xigeenka wakiilka Xooghayaha Guud ee...