W/Q Axmed Cabdisamad Labadii ama seddexdii beri ee dhibaatada QAAD la’aantu ay ku habsatay qaybo badan oo qaranka soomaaliyeed ka mid ah lama hayo dad u qur go’ay Qaad la’aan ama la ildaran, isbitaalada lama keenin dad u jirraday, qaxooti Qaad la’aan darteed buushash dhistay ama qaxayna lama soo sheegin. Dadka wax faalleeya waxayba sheegeen...
Author: WDN
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo lawareegey deegaanka Cabdalla biroole ee gobolka Jubbada Hoose
Warsaxafadeed Ciidamada Daraawiishta ee Jubbaland ayaa saaka lawareegey deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubbada hoose oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada kismaayo qiyaas ahaana ujira 60KM. Deegaanka Cabdalla Biroole ayaa saldhig wayn u ahaa maleeshiyada nabad diidka ah ee Alshabaab oo dadka shacabka ee deeganadaas degan dhibaato xoog leh ku hayey. Ciidamada Jubbaland iyo kuwa...
Extremists repeatedly attack Somali woman
By SpectaTor When Khadra Abdile, a 24-year-old Somali woman, was waiting for a tram in May she heard screaming. She turned around and saw a man with sunglasses sitting in a car yelling at her, calling her names and demanding she take off her Hijab. When Abdile finally entered the tram someone, probably that man,...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa galay maalintii seddexaad, iyadoo durbaba uu soo baxayo kala-taagnaan iyo is qab qabsi u dhaxeeya Madaxda iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Delayed democracy: 12 things you need to know about the Somalia elections
Sagal Absir, New African Magazine The four-year term of Somalia’s first internationally recognised government in over 25 years comes to an end in 2016. Somali elections do not look like any other election in the world, representing instead a hybrid of traditional and modern, selection and election, fierce debate and pragmatic compromise. 1.The contest: The...
SECURITIZATION MODEL HAS FAILED IN LAS ANOD
By Liban Ahmad The clashes between Somaliland Police and people in Las Anod last week caused the death of three people, the storming of the regional police station and the destruction of Somaliland authority vehicles. Clashes came after a spate of killings and assassination attempts rocked Las Anod the last four weeks. Religious leaders in Las Anod have called for Somaliland authorities to protect people against assassins or allow them to protect...
SOMALIA: HAS PRESIDENT HASSAN SHEIKH SECURED HIS REELECTION?
By Mohamed Abdiqafar Haji Hussein It is profoundly shocking and a political dilemma for the Somali people and the nation of Somalia the general election that was supposed to be conducted in August of this year, has been deliberately postponed for another two months and perhaps beyond. The government of Hassan Sheikh, miserably failed to meet its...
Caught in the Crash
By SARAH ALMUKHTAR and DEREK WATKINS I’m dying. I need water.” “I’m dying. I’m dying. I need water.” Rashid Siddiqui kept hearing those words from his fellow Muslim pilgrims lying mangled on the ground in 118-degree heat, under a searing Saudi sun. Barefoot, topless and dazed, Mr. Siddiqui had somehow escaped being crushed by the...
Madaxweynaha oo soo saaray wareegto ku saabsan habraaca hawlaha dowladda ee waqtiyada doorashada 2016
Muqdisho, (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada. Wareegtadan aya khuseysa sidii loo ilaalin lahaa hannaanka iyo geedi socodka doorashooyinka, iyadoo la isku diyaarinayo doorashada xildhibaanada labada aqal iyo doorashada Madaxweynaha. Sida ku xusan Dastuurka KMG ee dalka, Madaxweynuhu waa...
Madaxweynaha oo furey Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka
Muqdisho, (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran (Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada). Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkan uu muhimad gaar ah leeyahay, maadaama goor dhow si rasmi ah loo gudagalayo doorashada 2016. “Shirkan waxaa uu noqonayaa kii...


