Nairobi, The Committee to Protect Journalists on Monday called for the immediate and unconditional release of Ethiopian journalists Gobeze Sisay and Meaza Mohammed, and urged authorities to stop arresting members of the media for their work. About 8 a.m. Wednesday, September 7, federal police officers arrested Gobeze, editor and founder of privately owned YouTube-based broadcaster The...
Shirka Golaha Madasha Wadatashiga Qaran oo Go’aano Isla Qaatay
Muqdisho (WDN)- Shirkii Golaha Madasha Wadatashiga Qaran ee uu shir gudoominayey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud qeybna ay ka ahaayeen Raisalwasaaraha xukuumadda Xamse Cabdi Barre iyo madaxda dawlad goboleedyada, diiradana lagu saarey arrimaha abaaraha, amniga iyo la dagaalanka Alshabaab ayaa gunaanadkii shirka oo Muqdisho ka dhacey 11-12 Se tember 2022, wuxuu goluhu isku raacay qodobada ay ka...
Ethiopia rivals urged to seize moment for peace
By Tanya WILLMER The international community on Monday urged warring sides in Ethiopia to seize the moment for peace after Tigrayan rebels said they were ready for talks led by the African Union to end almost two years of brutal warfare. There has been a flurry of diplomatic efforts to push for negotiations after fighting...
Ciidanka Soomaaliya oo sheegay in deegaano horleh ay kala wareegeen kooxda Alshabaab
Muqdisho, Ciidanka millateriga Soomaaliya oo gacan ka helaya maleeshiyada loo yaqaan macawislayda ayaa la wareegay degmada Fiidow oo dhacda xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee maamulka dowlad gobolkeedka Hir-Shabelle, kadib dagaal culus oo ay la galeen maleeshiyaadka xarakada Alshabaab. Saraakiil u hadashay milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howgal qorsheysan ay xalay saqdii...
How will Kenya’s outgoing president be remembered?
By Peter Mwangangi When a student asked Kenya’s President Uhuru Kenyatta in 2018 about how he would like to be remembered when he leaves office, he seemed to have been caught off-guard by the question, before singling out two things. “One is that I will have left a united, cohesive society. And two, that we...
New IDPs live alongside old as Somali pastoralist families lose their livelihoods in Mudug
Ismail Dahir Nur, 65, migrated in February from Bursalah to Galkayo city seeking a better life for his family, as drought had parched the rural areas leaving them with just 10 of their original 200 goats. The family of nine children are living in a small makeshift shelter he constructed in an IDP camp. “As...
How prolonged drought has left Somalia on the verge of a major human catastrophe
Sorcha Pollak Last week, the UN’s emergency relief coordinator made an impassioned plea for people to wake up to the devastating drought plaguing Somalia which has left millions without enough food or water. Speaking from Mogadishu, Martin Griffiths said that after four failed rainy seasons, this was “the last minute of the eleventh hour to...
Ethiopia’s Tigray rebels say ready for AU-led peace talks
Both sides have accused each other of violating the truce that had been in place since late March Ethiopia’s Tigray rebels said Sunday they were ready for a ceasefire and would accept a peace process led by the African Union, removing an obstacle to negotiations with the government to end almost two years of brutal...
KHATARTA ADEEGSIGA CIIDAN BEELLEEDKA KA DHALAN KARTA
W.Q. Maxamuud Cabdillaahi Axmed “Cudurka gala fardaaHaddii laga gubo dameerDawadiisa lama gaadhayo” Hees Waxa bishan Sebtember horraamaheedii ee sannadkan 2022da warbaahintu tebinaysay kacdoon ay ciidan-beeleedka Macawisley ku qaadeen xarakada Al-Shabaab. Kacdoonkani ma aha mid iska yimi ee waa qorshe siyasadeed oo ay si firfircoon u abaabulayso Dawaladda Federalka ee Soomaaliya (DFS), iyadoo uu dhawaan booqday...
Shirka Madasha Wadatashiga Dawladda Federaalka iyo Dawlad Gobolleedyada oo Muqdisho ka Furmey
Muqdisho (WDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furey shirka Madasha Wadatashiga ee Dawladda Federaalka iyo madaxda Dawlad Gobolleedyada xubnaha ka ah. Shirka ayaa a diiradda lagu saarayaa xaaladda dalka ka jirta. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre, Madaxweynayaasha Maamulada Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed...