Wararka aan idiin hayno maanta waxaa ka mid ah: Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee maamul Puntland oo sheegaya in Al Shabaab ay weerar ku qaadeen deeegaanka Af-urur Ee gobolka Bari oo Fariisin ay ku leeyihiin ciidamada Daraawiishta Puntland iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Radio Wardheer
Soomaaliya oo bayaan ka soo saartay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee Qudus
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Soomaaliya oo bayaan ka soo saartay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada barakeysan ee Qudus inay tahay Caasimadda Israel iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo wardheer
Taliyaha Ururka 49aad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Faarax Maxamed Turbac oo sheegay in ay howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan gobalka Gedo
Warka Raadiyo Wardheer ee aana idiin heyno waxaa ka mid ah:Taliyaha Ururka 49aad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Faarax Maxamed Turbac oo sheegay in Ciidamada Xoogga ay howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka bilaabeen deegaano ka tirsan gobalka Gedo iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Madaxweyne Farmaajo oo Shir Looga Hadlayo Ammaanka Soomaaliya Ka Furay Muqdisho
Wararkaaan idiin hayno waxaa kamid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo magaalada Muqdisho ka furay Shirweyne looga hadlayo ammaanka Soomaaliya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay maleeshiyaad Shabaab ahi isku soo dhiibeen
Wararka aan idiin hayno waxaa kamid ah:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay maleeshiyaad Shabaab ahi isku soo dhiibeen, Shabaab oo iyana soo bandhigay askar ay shegeen in ay Jubaland ka mid ahaayeen iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Puntland oo ka hadashay duqeyn Mareykanku ka fuliyay dhulka buuraleyda ee gobolka Bari
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlay duqeyn todobaadkii hore Mareykanku ka fuliyay dhulka buuraleyda ee gobolka Bari iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Gobolka Hiiraan oo dagaal ka dhacay degaanka Ceel-Cadde
Warka Raadiyo wardheer ee idiin heyno waxaa kamid ah: Gobolka Hiiraan oo dagaal ka dhacay degaanka Ceel-Cadde iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Xafladda caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo warar kale
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo wardheer:
Jabuuti oo uu wadahadal uga furmayo Galmudug iyo Ahlu Suna
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Waxaa maanta wadanka Jabuuti ka furmi doono wada hadalka maamulka Galmudug iyo Ahlu Suna oo ay garwadeen ka tahay urur Gobaleedka IGAD iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo
Al-Shabaab oo La Sheegay In Ay Dhaqdhaqaaq Ka Wadaan Deegaannada Galmudug
Wararlka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Al-shabaab oo la sheegay in ay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan deegaannada Galmudug, Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo oo si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee maalintii shalay lagu qaaday masaajid ku yaalla dalka Masar iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
