Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sheegay in qaabka loo marayo dhismaha Ciiddamada Xoogga Dalka Soomaaliya aysan noqon hab qabiil iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Radio Wardheer
Jawaari oo warqad jawaab ah u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Jawaari oo warqad jawaab ah u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo muddo 24 saac u qabatay in loo soo gudbiyo caddaymaha eedeymaha C/raxmaan C/shakuur
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maxkamadda gobolka Banaadir oo muddo 24 saac u qabatay in loo soo gudbiyo caddaymaha eedeymaha C/raxmaan C/shakuur, Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeysay wajigii koowaad ee qiimeynta tirada ciiddamada Xoogga Dalka ee diiwaan gashan iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Md. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe
Warka Raadiyo Wardheer aan idiin heyno waxaa kamid ah: Md. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi Soomaaliyeed, islamarkaana u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe waxaa lagu weeraray hoygiisa oo u dhow hotel jaziira ee magaalada Muqdisho iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga soo daayay waddanka Itoobiya
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha”iyo tiro kale oo maxaabiis Soomaaliyeed oo laga soo daayay dalka Itoobiya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Mareykanka oo Jaray gargaar uu siin jiray Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Ciidamo ka tirsan Puntland oo fariisamo ku lahaa buuraha Golis Mareykanka oo Jaray Gargaar uu siin jiray Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Turkiga oo uu ka furmayo shirka ururka iskaashiga Islaamka (OIC) ee lagaga arinsanayo go’aanka Maraykanka ee Qudus
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga oo uu ka furmayo shirka ururka iskaashiga Islaamka (OIC) iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Duqayn xalay ka dhacday Owdheegle
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Duqayn xalay ka dhacday Owdheegle oo la sheegay in lagu beegsaday Saldhig Shabaabku leeyihiin, Kenya oo beenisay in ay ku lug leedahay dilka iyo dhaawaca 42 qof oo shacab ah kuwaas oo ay gudaha Soomaaliya ku dileen Ciiddanka Kenya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka...
Wariye lagu dilay magaalada Muqdisho
ararka aan idiin hayno waxaa ka midah: Alle ha u naxariistii waxaa goor-dhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday wariye Maxamed Ibaarhim Gaabow oo ka tirsan Shaqaalaha Telefishinka kalsan Xarunta Muqdisho kadib markii walxaha qaraax loogu xiray gaari uu watay iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Xafiiska Q.M. u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha oo soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017
Wararka aan idiin hayno waxaa kamid ah: Xafiisk Qaramada Midoobey u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha oo soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017 iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
