Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 6
Deeq lacageed oo dhan 1 milyan, oo dowladda Jabuuti ay ugu deeqday gargaarka mashaqadii 14kii October ka dhacday Muqdisho
Post

Deeq lacageed oo dhan 1 milyan, oo dowladda Jabuuti ay ugu deeqday gargaarka mashaqadii 14kii October ka dhacday Muqdisho

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Deeq lacageed oo dhan 1 milyan, oo dowladda Jabuuti ay ugu deeqday gargaarka mashaqadii 14kii October ka dhacday Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Guddiga Qaran ee gurmadka warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo wardheer:

Madaxweynaha HirShabeelle oo Ka Horyimi Weerarrada Ka Dhanka ah Al Shabaab ee Laga Fulinayo Deegaannada Maamulkaas
Post

Madaxweynaha HirShabeelle oo Ka Horyimi Weerarrada Ka Dhanka ah Al Shabaab ee Laga Fulinayo Deegaannada Maamulkaas

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay tahay in dib looga laabto dagaalka Shabellaha Dhexe ay dowladda ka waddo, Somaliland oo maanta loo dareeray doorashada Madaxtinimo ee maamukaasi iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda F. Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Hawlgallo Ka Dhan Ah Shabaab oo La Fuliyay Maalmihii Aan Soo Dhaafnay
Post

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda F. Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Hawlgallo Ka Dhan Ah Shabaab oo La Fuliyay Maalmihii Aan Soo Dhaafnay

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaliya  oo la hadlay Warbaahinta  oo ka warbixiyay howlgallada ka dhanka ah  Al-Shabaab oo laga fuliyay qaar ka mid ah gobollada dalka iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso