Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 151
Raadraac: Waraysi Faysal C. Rooble- Hal Sano Ka Dib Markii Loo Doortay Madaxweynenimada Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamud
Post

Raadraac: Waraysi Faysal C. Rooble- Hal Sano Ka Dib Markii Loo Doortay Madaxweynenimada Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamud

Waxaanu arrintan ka wareysanay aqoonyahanka Faysal Cabdi Rooble oo maanta noogu martiya Barnaamijkeena Raadraac. Haddaba Md. Faysal oo aan khadka Telefoonka kula xidhiidhay isagoo ku sugan magaalada Los Angels oo uu degganayahay, ayaa wareysigan kaga hadlayaa arrimo badan oo muhiim ah ee hoos ka dhegeyso.    

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 9, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya oo safarro ku tagay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne,Ra’iisul Wasaare saacid oo kulan kula qaatay Sanca dhigiisa Yemen,Kusimaha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ahna Wariiska arrimaha dibadda oo heshiis Muqdisho kula saxiixatay Wafdi ka socday dalka Shiinaha,iyo qodobo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 8, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya oo xalay casho sharaf ugu sameysay Muqdisho Wafdiga maamulka KMG ee Jubba,dowlada oo hergilineysa Barnaamijka aada Dugsiyada,Al Shabaab oo Sheegay in mid ka mid ah goobihii ay Shalay qarxiyeen ay lahaayeen reer Galbeedka iyo Milkiilaha...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 6, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Shirweynihii Qaran ee ka socday Muqdisho oo lasoo gabogabeeyay,Koox dowlada Soomaaliya u saartay dabagalka eedeymihii Qaramada Midoobay ee Somaaliya oo Beeniyay Guddiga Cunaqabateynta,Mareykanka oo Baadi goobayaa Abuu Mansuur Al Amriiki kadib markii uu ku dhawaaqay in uu...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 5, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Qaraxyo Silsilad ah oo Xalay Muqdisho ka dhacay,Hogaamiyaha Mamaulka KMG ee Jubba oo ku wajahan caasimadda Muqdisho,Mareykanka oo ugu dambeyn weeararaya dalka Suuriya,iyo qodobo kale oo caalami ah

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 3, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku tagay magaalada Marka iyo kulumo ay la leeyihiin Odayaasha,Xarakada Al shabaab ayaa gowracday mid ka mid ah gudoomiyaasha degaanada hoostaga Degamada Afmadow,Maraakiib iyo diyaarado dagaal...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 2, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Shir looga aarinsanayo aayaha Dalka oo caasimadda Muqdisho ka furmay,Dagaalo iyo dilal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo magaalada Bardaale,Faransiiska oo barlamaankiisa ka raadinaya qaabkii uu ku weerari lahaa Suuriya,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 1, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Banaan-bax lagu taageerayo heshiiskii Dowlada iyo Maamulka Jubba oo Muqdisho ka dhacay,Ahlu-Sunna oo sheegtay in ay xilkii ka qaaday gudoomiyihii fulinta,Shir-weyne looga hadlayo arrimaha Maamul goboleedyada oo Caasimadda ka furmay,dagaalo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 31, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra;iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga,dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Al shabaab oo ka dhacay degmada Hiliwaa ee Muqdisho,Banaan-bax looga soo horjeedo heshiiska dowlada iyo maamulka Jubba ee Kismaayo oo ka dhacay Baydhabo,iyo qodobo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 30, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay wax-qabadka maamulkiisa xilligii uu jiray,Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabatay Kadib safar muddo ay ugu maqneyd shiinaha,Mareykanka oo sheegay in diidmada baralamaanka Ingiriiska aysan ka hor...