Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Ssoomaaliya oo gaaray dalka Mareykanka, Ciiddamada Xoogga iyo AMISOM oo la wareegay dagmada Mahadaay iyo Roobow oo sheegay in ay dulmi ahayd dilkii horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isugu jiray Soomaali iyo Ajnabi oo ay...
Category: Radio Wardheer
Halkan Ka dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa mid ah, Madaxweynaha Ssoomaaliya oo Roma kula kulmay madaxda dalkaasi iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Talyaaniga. Jawaari oo sheegay in aysan jirin wax kalsooni ah oo ay kala laabteen Dowladda Soomaaliya dadka deegaanada Bay iyo Bakool, Wasiirka...
Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiin hayno waxaa mid ah, Gudgoomiyaha Barlamaanka ahna kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo kulama kula leh wax garadka ka soo jeeda deegaannadaasi, weerarro gaadmo ah oo lagu qaaday ciiddan ka mid ah kuwa dowladda iyo AMISOM oo marayay halka lagu magacaabo yaaqbari...
Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan Qoddobada warka maanta aan idiin hayno waxaa mid ah, Dowladda Soomaaliya oo shirkii ka dhacay barasalis loogu yaboohay lacaga dhan 1.8 bilyan oo ah lagacta Midowga Yurub, madaxweyne Xasan Sheekh oo sidoo kale ka hadlay dilalkii dhawaan ka dhacay Soomaaliya ee loo geystay Ajaaniib ka...
Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan meel kasta oo aad naga dhageysanaysaan. Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Shirkii Barasalis oo dowladda dhaqaala loogu yaboohay xili wali uu yahay mid socda shirkaasi iyo Bannaan baxyo ka socda halka uu ka dhacaayo shirka, Shiikh Soomow oo maalintii shalay ahayd ay ciidanka dowladdu xireen oo maanta lasii daayay...
Halkan ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan meel kasta oo aad naga dhageysanaysaan. Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah wafdigii madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Biljimka, xukuumadda oo maanta maamulka garoonka Aadan Cadde ku wareejisay shirkad Turkiga laga leeyahay, Guddoonka Baarlamaanka oo mooshin ka dhan ah xukuumadda loo gudbiyay, Hiiraan oo ay gaareen saraakiil ciidan Boolis ah oo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 14, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay dib-udhis ku sameyn doonto Dekadaha iyo Xarumaha dhaqaalaha ee dalka,AMISOM oo ku baaqday in la taageero Culimada kasoo horjeeda Dhibaatada dalka kasocota,Bulshada Rayidka oo dhaliilay shirka Brussles,iyo qodobo kale oo caalmi ah
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo canbareeyay falkii shalay lagu dili lahaa Axmed Madoobe, Wasiirka arimaha gudaha oo sheegay in ay fashiliyeen Ciidanka Amaanka ilaa 330 weerar oo ay soo malegeen Shabaab. QM iyo AMISOM oo dhankooda canbaareeyay...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in si wanaagsan ay dowlada ula dhaqmi doonto Ciidamada kasoo goosta Shabaab,Warar kala duwan oo aan idiin ka heyno Kismaayo,Puntland oo sheegtay in bilaabi doonto la xisaabtanka Warbaahinta ka howlgasha deegaanadooda,iyo qodobo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Dubai,Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay,Dadka Jubooyinka oo kukala qeybsamay Shirka lagu qabanayo Kismaayo,iyo qodobo kale oo caalami ah


