Qoddobada warka aannu maanta idiinku haynno waxaa ka mid ah xukuumadda oo ka qatbqaadatay kulamo lagu dhexdhexaadinayo beelo wada dega gobollada Mudug iyo Galgaduud, Waddaad lagu xidhay magaalada Hargeysa iyo warar kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
Category: Radio Wardheer
Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer qoddobada aan maanta idiinku haynno waxaa ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay, xukuumadda Soomaaliya oo ugu deeqday lacag maamulka gobalka Shabeelaha Dhaxe, maamulka gobalka Banaadir oo sheegay in ay wax ka qabanayaan ragga ku libisan dareyska ciiddanka dowladda ee shacabka qoryaha ku dhax sita. Warka oo dhan hoos ka dhedeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer: Qoddobada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah: Turkiga oo sheegay in ay qeeb ka noqonayaan ladagaalanka Shabaab iyo warar kale
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer: Qoddobada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Xasan Shiikh oo kulama la qaatay madaxda waddamada Turkiga, Qadar iyo Mareykanka iyo warar kale
Dhageyso Hoggaamiyaha Al-shabaab oo ka Hadlay Weerarkii ay ku Qaadeen Xarunta Ganacsiga ee Westgate
Farriin maqal ah oo lagu faafiyay internet-ka ayuu kaga hadlay hoggaamiyaha ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane weerarradii ay dhawaan ka geysteen suuqa Westgate ee magaalada Nairobi. Haddaba halkan ka dhageyso: Farriinta Axmed Godane: Hoggaamiyaha Alshabaab
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer: Qodobada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo la qaatay madaxda ka qeb-galeysa shirka golaha amaanka, howl-galkii westgete oo lasoo gaba gabeeyay iyo warar kale
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer: Qodobada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ismari waa wali ka jira xaruntii ganacsiga ee Westget oo ay wali ku sugan yihiin kooxihii halkaasi weerartay ee Al Shabaab.
Warka Raadiyo Wardheer
Qoddobada warka maanta aan idiin hayno waxaa mid ah, waxaa sii kordhayo khasaaraha iyo dhimashada ka dhalatay kadib markii dabley ka tirsan Al Shabab ay qabsadeen xarun ganacsi oo ku taala magaalada Neyrobi iyo warar kale
Halkan ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga westgate Mall, R.wasaare Saacid oo canbaareeyay duulaankii westgate Mall, Al-shabaab oo sheegtay in weerarkaasi ay uga aar gudananayeen dhibaata ay sheegeen in ciiddanka Kenya ay Soomaaliya ka geysteen, Safiirka Soomaliya ee Kenya oo ugu baaqay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya in ay iska kaashadaan la dagaalanka Al-Shabaab oo uu...
Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulama la qaatay madaxda Dalka mareykanka, Wasaaradda adeegga Bulshada ayaa iska fogeysay eedeymo kaga imaanayay howl-wadeennada Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir , Weerarro sababay dhimasho iyo dhaawaca dad ajnabi iyo rayid ah oo...




