Monday, May 20, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Warar

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 1, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Banaan-bax lagu taageerayo heshiiskii Dowlada iyo Maamulka Jubba oo Muqdisho ka dhacay,Ahlu-Sunna oo sheegtay in ay xilkii ka qaaday gudoomiyihii fulinta,Shir-weyne looga hadlayo arrimaha Maamul goboleedyada oo Caasimadda ka furmay,dagaalo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada dowlada oo kaa shanaya Amisom iyo Itoobiya oo ka kala dhacay gobollada Bay iyo Shabeellaha Hoose,iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.