Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 152
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 29, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo maamulka KMG ee Jubba oo ka hadlay heshiiskii Adiss ababa, Shaqaalaha dowlada oo markii ugu horeysay mushaar ka qaadanaya Bangiga Dhexe,Dagaallo xooggan oo ka soconaya dalka Congo,iyo qodobo kale oo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 28, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Itoobiya oo sheegay in Adiss Ababa ay ku heshiiyeen dowlada Soomaaliya iyo Jubbaland,Wasaaradda gaashaandhiga oo lacagaha mushaarka ah u kordhisay ciidamada,Maamulka Galmudug oo baaq u jeediyay dowlada Federaalka,Mareykanka iyo Yurub oo ku...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 27, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweynaha oo magacaabay gudiga amaanka qaranka, Dagaal Qabiilo ku dhexmaray duleedka Gaalkacyo, Dowlada oo Shirweyne dib uheshiisiin ah ku qabanaysa Muqdisho, Ra’isul Wasaare Saacid oo iclaamiyay in 24-ka August ay tahay maalinta xaduuqda aadanaha Soomaaliya iyo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 26, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo  ka codsatay Shacabka Muqdisho iyo Warbaahinta wada-shaqeyn,Wada-hadalladii dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Sh Axmed ee Adiss Abab oo wali la’isku mari la’yahay,Quburo ka socda Qaramada Midoobay oo lagu rasaaseeyay Suuriya,iyo qodobo kale oo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Diyaaraad Muqdisho ka qaaday Wafdi dowlada iyo Ahlu Sunna ah oo ku sigatay inay bur-burto iyo dhawac ka dhashay,Wada-hadalladii Wafuuda Dowlada Soomaaliya Iyo garabka Sh Axmed Madoobe ee Adiss Ababa oo laga cabsi qabo inay fashilmaan iyo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Saraakiisha AMISOM oo beeniyay in ciidamadooda ay ku lug-leeyihiin kufsiga Haween Soomaaliyeed,Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la shiray madaxda shirkadaha duulimaadyada Muqdisho,Kenya oo ka digtay weeraro dalkeeda ay ka geystaan Al Shabaab iyo laamaha amaanka oo heegan buuxa...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in wada-hadal la galeyso dhinacyada Siyaasadeed ee kasoo horjeeda,AMISOM oo sheegtay inay fashilisay weerar ay garoonka diyaardaha Kismaayo kusoo qaadeen Al Shabaab,Kenya oo cabsi ka qabta in dalkeeda gaar ahaan magaalada dalxiiska ee...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasaarada Adeega bulshada dowlada Soomaaliya oo oo ka digtay in la buunbuuniyo Kufsiyo been abuur ah oo dumarka loo geysto,Dowlada oo soo dhaweysay warbixinta guddiga madaxabanaan ee Xuquuqul Insaanka ee dalka, xarun tababar farsamo oo laga hergeliyay...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 21, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo kulan Adiss Ababa kula qaatay Wafuuda dowlada iyo Jubbaland ee Adiss Ababa kuwada hadlaya,Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dhaawacay haweeney u dhalatay Sweden, kadib weerar gaadmo ah oo ay ku qaadeen,Barlamaanka Soomaaliya...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 20, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Adiss Ababa, Wafdi kasocda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Jowhar, Al Shabaab oo ka hadashay xaalada Masar ,wafuud kasocda dowlada federaalka iyo maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe...