Muqdisho, August 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Qarax qasaare geystay oo ka dhacay Kismaayo,gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho,Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay in dhibaato lagu hayo dadka danyarta ah ee deggan xarumaha dowlada ee Xamar,Turikga tababarro u bilaabaya ciidamada dowlada...
Category: Radio Wardheer
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 18, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasiiradda adeega dadweynaha Drs Maryan Qaasim oo si kulul ugu hadashay kufsiga loo geysto dumarka Soomaaliyeed,Kulan looga hadlayay dib usoo celinta xasiloonida dalka oo loo qabtay odayaasha dhaqanka ayaa ka dhacay caasimadda Muqdisho,Munaasabad lagu taageerayay wax-qabadka xukuumadda...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Al Shabaab oo ciidamo booliis ah ku dishay gudaha Kenya,maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya oo dil toogasho ah ku xukuntay edeysane loo heystay inuu dilay Wariye Absuge,in kabadan 90 qof oo ku dhintay dibadbaxayada rabshadaha...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 16, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Xildhibaano ka tirsan barlamaanka dowlada Soomaaliya oo gaaray Kismaayo,ururka xiriirka kubadda cagta FIFA oo siminaar ugu furay Muqdihso macalimiin Soomaaliyeed,Siminaar magalada Nairobi Loogu soo gabogabeeyay xildhibaanada haweenka barlamaanka Federaalka,iyo qodobo kale oo caalami ah,
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Dowlada Soomaaliya oo beenisay eedeyn ay ujeediyeen siyaasiyiin Nairobi ku sugan oo aheyd in amaanka Muqdisho uu faraha ka baxay,wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay howlgal ay ka fuliyeen gobolka Banaadir,xiisado dagaaleed oo ka jira gobollada...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 12, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo dhaliil xoogan ujeediyay dowlada Soomaaliya,wariikii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdisamad Macalim Maxamuud oo ka hadalay amaanka dalka, gaar ahaan caasimadda,muran ka taagan gudoomiyenimada gobolka Galgaduud iyo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka warbixiyay wax-qabadka xukuumadiisa iyo amaanka dalka,Al Shabaab oo sheegtay inay soo dhaweynayaan muhaajiriinta doona inay kusoo biiraan,Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Kenya yusuf Xaaji oo ka hadlay ciidamada Kenya...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 10, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Maamulka Puntland oo dekadda Bosaaso ka celiyay Markab mucaawinmo waday oo ay dowlada Turkiga soo dirtay iyagoo eedeeyay dwolada federaalka,midowga Afrika oo dowlada Itoobiya ugu tacsiyeeyay saraakiishii ciidaan ee ugu dhintay diyaaradii ku burburtay Muqdisho,xildhibaano...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 9, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Diyaarad la sheegay in ay saanad ciidan u siday ciidamada AMISOM oo ku burburtay garoonka diyaaradha Muqdisho,madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo sheegay in gogol nabadeed uu u fidinayo shacabka degan Jubooyinka,wasiirka gaashaandhiga Jabuuti oo gaaray...
Dhagayso Warka radio Wardheer
August 8, 2013 Muqdisho, August 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Inta badan wadamada Muslimiinta ayaa laga dareemay faraxdda Ciidul-Fidriga iyo madaxda dowlada Soomaaliya iyo maamuladaba ay shacabka ugu hambalyeeyeen munaasabadda Ciiddul-Fidriga,dalka Kenya oo siweyn looga ciiday ,Wasaaradda gaashaandhiga dalka oo sheegtay...
