Monday, May 20, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Warar

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 24, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Saraakiisha AMISOM oo beeniyay in ciidamadooda ay ku lug-leeyihiin kufsiga Haween Soomaaliyeed,Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la shiray madaxda shirkadaha duulimaadyada Muqdisho,Kenya oo ka digtay weeraro dalkeeda ay ka geystaan Al Shabaab iyo laamaha amaanka oo heegan buuxa la geliyay iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.