Qore: Axmad Cabbas (Gacma-Gaab) Arar Jiritaanka dawladda Puntland wuxuu kowsaday 1dii Julay 1998, taasoo ku beegan maalinti la ansixiyay Axdigi Ku-Meel-Gaarka ahaa. Sidaas awgeed, sannadka 2013 Puntland waxay jirstay 15 sano. Puntland waxay ballaysintay guul la mahadiyay. Hor iyo horraan waxay soo afjartay haggaaminti jabhadahi ka talinayay geyiga Puntland (SSDF, USP iyo SDU). Hannaanka maamul...
Taxanaha Aadan Makina: Farta Lee Iigu Fiiq Aan Soo Jabsadee!
Waagii hore xafladuhu wey iska yaraayeen oo meelaha dhallinta ay ka qaraaban jireen waxaa kamid ahaa goobaha lagu sheego muraad ama sab sida aroosyada, xusaska, wanqalka, Qur’aan akhriska, iyo guud ahaanba ducooyinka kala geddisan sida kuwa loo dhigo qof bukaan ah ama mid faataxada loo maraayo si uu hadafkiisa ugaaro ama cudur muddo lala tacaalayey...
Justice for Amanda Lindhout
By Ali H Abdulla “When I describe what happened to me on Aug. 23, 2008, I say that I was taken. On an empty stretch of road outside of Mogadishu, the capital of Somalia, out of the back seat of a four-wheel-drive Mitsubishi by a dozen or so men whose faces were swaddled in checkered...
The Futility of Using Racist Labels
By Hassan M. Abukar I woke up early Tuesday morning and was checking the latest news with my laptop when I saw a flashing headline in Wardheernews titled, “Midgaans and the Ethiopians are fighting for the last Place in Somaliland.” The article was written by Mark Hay and reprinted from Vice. My initial reaction was...
Wadaad Waa baa baryay!
W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Burburkii ka dib, waxa innagu habsaday wadaad xume (Bahal Gadh leh). Kaas oo meel uu joogaba isku caleemo saaray inuu dadka ka aragti dheer yahay, ka waayo aragsan yahay, ka aqoon badan yahay, kana wakiil yahay adduunka iyo aakhiraba (Sheekhal-kulli ). Sidaa darteed wax walba isagaa wax laga waydiiyay;...
Addis Talks: Wax and Gold (Ethiopian) Style
By Faisal A. Roble Prologue Since the talks in Addis Ababa, Ethiopia, between delegates from the Federal Government of Somalia and the administration of Jubbaland concluded, both my email and my telephone message racks have been flooded with requests to give my take on the meaning of the talks and the agreement produced. On August...
Somalia’s Al-‐Shabaab: Down But Not Out
HSPI Issue Brief 22 August 27, 2013 Navan: Group Harakat al-‐Shabaab al-‐Mujahedeen, meaning “Mujahedeen Youth Movement” in Arabic, is an al-‐ Qa’ida affiliated terrorist organiza:on that seeks to establish an Islamist state in Somalia. In its short history, al-‐Shabaab has...
Somaliland and Puntland Conspiracy against Khatumo State
Osman Hassan The Minister of the interior of the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland, Mr Ali Mohamed Waran Cade, has issued a stern warning that they had put their criminal occupation forces in Sool on high alert for imminent action in order to defend what he calls “their territory” from alleged Puntland’s aggression. What...
Taxanaha Aadan Makina: Farsamayaqaankii Iskhayaanay
Nin farsamayaqaan ah oo taqasus dheer ulahaa faryaamada iyo dhismaha guryaha, ayaa wuxuu gaadhay xilligii uu geli lahaa hawlgabnimo da’ lasoo deristay awgeed. Qoladii uu u shaqeynaayey ayuu ku wargeliyey in uu shaqada ka fadhiisanayo maadaamo uu cagacageynaayo da’ aad u weyn, isla markaana uu doonaayo in inta ka hadhay cimrigiisa uu ku noolaado deganaansho...
Diihaal-reeb: Milicsi kooban
Cabdiraxmaan Faarax Guri Barwaaqo Email: hal_aqoon@yahoo.com Magaca buugga: Diihaal-reeb Qore : Khaalid Jaamac Qodax Soosaare : Qodax Publishers ISBN : 978-1-105-51544-6 Inta bog : 219bog www.lulu.com ______________ Hordhac: Curinta maansadu innaguma cusba. Cid halbeegyadeeda taqaanse innagu yar. Deelqaaf iyo laaxin baa laga jiraa. Waxay ku kala geddisanyihiinna lama wada yaqaan. Xulashada ereyadu kaalinta ay ka...








