Nairobi, (HRW) – The prosecution of 29 Muslim protest leaders and others charged under Ethiopia’s deeply flawed anti-terrorism law raises serious fair trial concerns, Human Rights Watch said today. The trial is scheduled to resume in Addis Ababa on April 2, 2013, after a 40-day postponement. The case has already had major due process problems, Human...
AMISOM oo Sheegtay Inay Dishey Horjooge Sare oo Shabaab Ka Tirsanaa
Muqdisho, Abril 01, 2013 (WDN)- Saraakiisha ciiddamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, ayaa shaaciyay inay howl gal ay ciidanku ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose, ay ku dileen horjeege ka tirsanaa maleeshiya al-Shabaab. Sida uu shaaciyay Major Henry Obo oo ka tirsan Xafiiska Warfaafinta Taliska AMISOM ee Soomaaliya, ayaa sheegay in ninka ay dileen la oran...
Wasiirro Ka Socda Dawladda Finland oo Muqdisho Yimid
Muqdisho, Abril 01, 2013 (WDN)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaadhay Wafdi ka socda dowladda Finland oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee daalkasi Md. Erkki Sakari Tuomioja, waxaana garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay R/wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka arrimaha dibada Foosiya Yuusuf X. Aadan iyo xubno kale oo ka tirsan dawladda Soomaaliya....
Shir Looga Hadlayo Dib-u-habeynta Garsoorka Dalka oo Muqdisho Ka Furmey
Nayroobi, Abril, 01, 2013 (WDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furey shir-weynaha dib-u-habeynta garsoorka dalka, oo ay ka qeyb galayaan 150 ergo oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya iyo khuburo dhinaca garsoorka ah oo dalka dibaddiisa qaarkood ka yimaadeen. Madaxweyne Xasan Sheekh, oo munaasabaddii furitaanka hadal ka jeediyay, ayaa sheegay in...
Kenya looks for economic peace dividend after calm vote
By Drazen Jorgic and Joseph Akwiri ______________ AIROBI/MOMBASA, Kenya, (Reuters) – Kenya’s tourism industry may be a swift winner from the election of Uhuru Kenyatta, owner of hotels and a vast business empire, as east Africa’s biggest economy seeks to benefit from a vote that avoided a re-run of bloodshed of five years ago. Tourism...
Standing up for religious freedom abroad but not at home
By: Amira Elghawaby Published on Sun Mar 31 2013 When it comes to promoting religious freedom, the government could do with a little more fairness right here at home. Less than a month after the Conservative government officially established the Office for Religious Freedom, a multi-faith flock of Canadians is taking the government to court for violating the...
RW Saacid, oo Socdaalkiisa “Dhageysiga” Ku Tagay Garbahaaray
Muqdisho, Maarso 31, 2013 (WDN)- Wararka laga helayo magaalada Garbahaarey ee xarunta goblka Gado, ayaa sheegaya in uu gaaray maanta halkaasi Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo ku howlan maalmahan danbe socdaallo uu ugu kuurgelayo xaaladaha ay shacabka deegaannadaasi ku sugan yihiin iyo maamula loo sameynayo deegaannada gacanta dowladda soo galay. Socdaalka ra’isul...
Somali’s case a template for U.S. as it seeks to prosecute terrorism suspects in federal court
By Peter Finn Aboard the USS Boxer, somewhere in the Indian Ocean, Ahmed Abdulkadir Warsame was sitting across from a team of interrogators, talking and talking. In secure meeting rooms in Washington, senior officials in the Obama administration were wringing their hands over what to do with him. Some in the administration desperately wanted to prosecute Warsame —...
How UPDF drove al-Shabaab terrorists out of Mogadishu
Six years ago, when the group of the first Ugandan soldiers arrived at Mogadishu International Airport, they were welcomed by unrelenting mortar and sniper fire. The future was uncertain for Battle Group One under the commander of Col. Peter Elwelu, now, Brigadier and Third Division commander. In a strange land, on unfamiliar terrain and facing...
RaadRaac: Xaalada ammaanka ee Muqdisho
RaadRaac (WDN) Xaalada ammaanka ee Muqdisho oo ka waraysanay gudoomiye xigeenka gobolka Banaadir. Dhegaysi wacan.




