Category: News

Home » News » Page 2229
Circumcision HALVES the risk of STDs by reducing levels of bacteria that cause infections
Post

Circumcision HALVES the risk of STDs by reducing levels of bacteria that cause infections

By RACHEL REILLY Circumcision offers protection against HIV and other viruses because bacteria cannot multiply under the foreskin, a study has found. It has been known for some time that circumcision reduces the risk of sexually transmitted diseases such as genital warts and herpes, but until now, experts were not entirely sure why. Scientists now think that...

Haweeney  La Kufsaday Kadibna La Dilay iyo Meydka Wiil Qoorta Laga jaray oo La Helay
Post

Haweeney La Kufsaday Kadibna La Dilay iyo Meydka Wiil Qoorta Laga jaray oo La Helay

Muqdisho, Abril 15, 2013 (WDN)- Wararkaa aan ka heleynno dagmada Wanlaweyn ee  gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta lagu dilay haweeney dadka deegaanka kamid aheyd, iyadoo islamarkaana  la sheegay in inta la kufsaday kadibna la dilay. Sida ay ku waramayaan dadka deegaanku haweenaydan ayaa la sheegayaa in ay aheyd hooyo dhashay dhowr carruur ah,...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 15, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Khasaarihii ka dhashay weerarkii shalay ee Muqdisho oo sii kordhay, guddiga ammaanka qaranka oo kulan deg deg ah ka yeeshay arrintaasi iyo qodobbo kale.

Xaflad lagu taageerayo maamulka Jubaland oo ka dhacday magaalada Washington DC
Post

Xaflad lagu taageerayo maamulka Jubaland oo ka dhacday magaalada Washington DC

Washington DC. Xaflad si wacan loo soo agaasimay oo lagu taageerayo maamul goboleedka deggaanada  Jubadda Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo ayaa ka dhacday magaalada Washington DC ee dalka  Maraykanka  habeenkii Sabtida ee bishan April 13, 2013. Waxaa xafladan ka soo qaybgalay dad boqolaal kor u dhaafay oo ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool...

WAR SAXAAFADEED
Post

WAR SAXAAFADEED

WAR SAXAAFADEED Dawladda Puntland waxay si rasmi ah u cambaaraynaysaa weerarkii waxshinimo ee ururka argagixisada Al-shabaab uu maalintii shalay ku qaaday xarunta garsoorka ee Dawladda Federalka Somaliya ee magaalada Muqdisho. Maamulka iyo shacabka Puntland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ummadda Somaliyeed, gaar ahaan eheladii dadkii ku geeriyooday weerarkaas waxayna EBBE uga baryayaan inuu...

First coin to record Islamic phrase ‘There is no God but Allah’ expected to sell in set of 56 gold dinars for £500,000 at auction
Post

First coin to record Islamic phrase ‘There is no God but Allah’ expected to sell in set of 56 gold dinars for £500,000 at auction

By MARK DUELL The first ever coin to record the famous Islamic phrase ‘There is no God but Allah’ is set to sell for hundreds of thousands of pounds when it goes under the hammer. The historic gold dinar from 690 AD was minted in Damascus by the Umayyad dynasty – the first Arab empire, which...

Ex-York U student may have been involved in Somalia attack
Post

Ex-York U student may have been involved in Somalia attack

By: Michelle Shephard Somali and Canadian security forces are probing whether a former York University student was part of a team of suicide bombers who attacked Mogadishu on Sunday, shattering the capital’s calm and killing and injuring dozens. Intelligence, police and government sources in Mogadishu and Ottawa told the Star that they were investigating reports that...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 14, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Shabaab oo muddo kooban qabsatay xarrunta maxkamadda gobolka Banaadir, dadna ku leysay, Madaxweynaha iyo raysal wasaaraha oo dalka dib ugu laabtay, xildhibaannada golaha deegaanka Hargeysa oo doortay guddoomiye iyo qodobbo kale.