Category: News

Home » News » Page 2226
London Marathon 2013: Mo Farah oversleeps and nearly misses start of race
Post

London Marathon 2013: Mo Farah oversleeps and nearly misses start of race

Mo Farah’s preparation for the London Marathon did not go quite as well as he might have hoped, after the London 2012 double champion overslept. The 30-year-old Londoner – who is running half of the London Marathon – revealed he was running late live on the radio. He shouted to a waiting BBC presenter: “Radio 5, gotta...

Raysal wasaare Saacid oo Hortagay Baarlamaanka‏
Post

Raysal wasaare Saacid oo Hortagay Baarlamaanka‏

Muqdisho, Abril 20, 2013 (WDN)- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa Hortagay Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Xubno Ka tirsan golihiisa wasiirada. Kulanka baarlamaanka oo ay soo xaadireen 192 mudane, uuna guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad, ayaa su’aalo waxaa lagu weydiiyay ra’isal wasaaraha,...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 20, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ammaanka Muqdisho ka howl galaya, Raysal wasaare Saacid oo baarlamaanka hortagay, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Itoobiya jooga iyo qodobbo kale.

Security chiefs visit Garissa over killings
Post

Security chiefs visit Garissa over killings

By Cyrus Ombati Garissa, Kenya: Kenya’s top security chiefs are in Garissa on a fact finding mission following the killing of nine people on Thursday night. Internal Security PS Mutea Iringo, Inspector General of Police David Kimaiyo and CID boss Ndegwa Muhoro visited the North Eastern town on Saturday following a directive by President Uhuru. The president on...

Review: ‘Stolen Seas’ shows ruthless ways of Somali pirates
Post

Review: ‘Stolen Seas’ shows ruthless ways of Somali pirates

The documentary by Thymaya Payne provides surprising details about the pirate trade and why they do what they do. By Glenn Whipp The Somali pirates in the documentary “Stolen Seas” brandish bazookas instead of swords and have roughly the same sense of chivalry as the husbands on “The Real Housewives of New Jersey.” “There’s no...

Somalia’s “Mother Teresa,” Dr. Hawa Abdi, keeps hope alive
Post

Somalia’s “Mother Teresa,” Dr. Hawa Abdi, keeps hope alive

Dr. Hawa Abdi built medical complex, stared down militants in her lifelong quest to help her homeland, Somalia. She visits Toronto this week. By: Michelle Shephard The other guests at the swanky downtown Toronto hotel do not realize they have a celebrity in their midst. Not that Somalia’s Dr. Hawa Abdi would consider herself a celebrity,...

Boston mosque cancels Friday prayer, condemns terrorism
Post

Boston mosque cancels Friday prayer, condemns terrorism

Cathy Lynn Grossman, USA TODAY U.S. Muslim leaders fear a backlash after the Boston bombing suspects were identified as Muslim. The largest Islamic worship center in New England, the Islamic Society of Boston Cultural Center, announced on its website Friday that it was closed until further notice after a reportin The Boston Globe said one of the...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid noqday 100-ka ruux ee ugu saameynta badan adduunka, Sheekh Shakuul oo musharax u taagan Jubbaland ah, ayaa deeq gaarsiiyay isbitaalka Kismayo, maamulka gobolka Baay oo ka warbixiyay kulamo ay la qaateen...

Post

Tacsi: Inna lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihihiin waxay halkan iyagoo aad uga tiiraanyaysan tacsi ugu soo gudbinayaan qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Cabdillaahi Sh. Xasan oo toddobaadkan ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxay Eebbe uga baryayaan inuu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo....