Category: News

Home » News » Page 2221
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 01, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo C/naasir Seyraar, ayaa Radio Wardheer u sheegay in ergo 500 gaaraysa ay  madaxweynaha Jubbaland dooran doona, Ammaanka Muqdisho oo maalintii labaad aad loo adkeynayo, fataahadda wabiga Shabelle oo laga deyriyay iyo qodobbo...

Female converts to Islam facing growing scrutiny
Post

Female converts to Islam facing growing scrutiny

By Omar Sacirbey BOSTON — When Karen Hunt Ahmed and her Muslim husband divorced four years ago, many friends asked her, “Now you can stop this Islam stuff, right?” Some friends, she thought. “Like it was a hobby I took up when I got married and now I’m supposed to drop it,” said Hunt Ahmed, president...

How picture books boost your child’s vocabulary: Stories with no words help because toddlers ask questions about what they see
Post

How picture books boost your child’s vocabulary: Stories with no words help because toddlers ask questions about what they see

Want to help your child develop their vocabulary? Pick a picture book for their bedtime story. Books with no words are actually best for boosting children’s language skills, a study has found. Experts said parents who turn to wordless storybooks end up spending time discussing the pictures and answering their toddler’s questions – exposing them...

Somali pirates release Danish vessel after 2 years
Post

Somali pirates release Danish vessel after 2 years

By XINHUA Somali pirates have released a Danish coaster after two years in captivity, a Kenyan maritime official has said. Seafarers’ Union of Kenya Secretary General Andrew Mwangura said the M/V Leopard, which was captured in January 2011, was released on Tuesday with six member crew. “The two Danish and the four Philippine seamen have very...

Muqdisho oo Caawa u Muuqata Meel Bandoo ah
Post

Muqdisho oo Caawa u Muuqata Meel Bandoo ah

Muqdisho, Abril 30, 2013 (WDN)- Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa caawa u muuqata magaala bandow ah iyadoo dadka magaalada ku dhaqanna ay goor hore guryahooda  ku kala xaroodeen, kadib howl gallo adag oo ay maanta magaalada ka sameeyeen ciiddamada  dowladda Soomaaliya. Saaka, subaxnimadii hore ayay dadka reer Muqdisho  ku soo tooseen iyadoo waddooyinka caasimaddu ay...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abriil 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada aad ku maqli doontaan warka waxa ka mid ah; ammaanka Muqdisho oo la adkeynayo xilli ay soo dhawdahay markii la dilay hoggaamiyihii al-Shabab Aaden Ceyrow, QM oo Danjire cusub u magacowday Soomaaliya, Boosaaso oo lagu dilay dad lagu eedeyay Shabaabnimo iyo qodobbo kale.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Dhiggiisa Iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga
Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Dhiggiisa Iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, oo wafdi uu hogaaminayaa ay ku suganyihiin dalka Turkiga, ayaa shalay kulammo gaar gaar ah la qaatay dhiggiisa iyo madaxweynaha dalka Turkiga, ayadoo dhanka kalena uu guddoomiyuhu booqday goobo ku yaala magaalada Ankara. Kulamada ka hor, ayaa guddoomiyaha baarlamaanka iyo wafdigiisu waxey booqdeen qabriga uu...

ICC appoints new judge in Uhuru’s case
Post

ICC appoints new judge in Uhuru’s case

By Standard Digital Reporter The President of the International Criminal Court ( ICC) Sang-Hyun Song has appointed Judge Robert Fremr to replace Judge Christine Van den Wyngaert who pulled out of case against President Uhuru Kenyatta. Judge Fremr will join Trial Chamber V judges Kuniko Ozaki and Chile Eboe-Osuji in hearing the case against Uhuru. Judge Wyngaert pulled out of Uhuru’s case citing heavy workload that...

Diblomaasi Biritish ah oo Loo Magacaabay Ergeyga Gaarka Ah ee Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya
Post

Diblomaasi Biritish ah oo Loo Magacaabay Ergeyga Gaarka Ah ee Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya

London, Abril 29, 2013 (WDN)-  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Md. Ban Kii Moon, ayaa u magacaabay Md. Nicholas Kay in uu noqda ergygiisa gaarka ah ee u qaabilsan dalka Soomaaliya. Md. Nicholas Kay oo hadda ah  agaasimaha Afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka dalka Biritayn ayaa wuxuu bedeli doonaa Md Augustine Mahiga oo...