Category: News

Home » News » Page 2210
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 20, 2013 (WDN)- Wardka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Weeraro madaafiic ah oo xalay lagu qaaday xarrunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, Dad loo soo xir xirey weeraradaasi, Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo dhiggiisa Suudaan la kulmay iyo Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xannibaaddii Somaliland ay ku soo rogtey...

Somali government says guns won’t decide disputed port’s fate
Post

Somali government says guns won’t decide disputed port’s fate

MOGADISHU (Reuters) – Somalia’s new government said on Monday it was pursuing talks to resolve rival claims for control in the south that have stoked fears of a return to the clan wars that pitched the nation into anarchy two decades ago. A local assembly on Thursday declared a former Islamist warlord, Ahmed Madobe, president of Jubaland. Madobe...

Dhageyso Warka Radio Wardhe
Post

Dhageyso Warka Radio Wardhe

Muqdisho, Mey 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku  maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la leh xildhibaanno wada mowshin, Madaxweyne Siilaanyo oo sheegay gooni isu taaggooda inuusan gor gortan galeyn, Jowhar oo bandow lagu soo rogey iyo qodobbo kale.

Somalia crisis: Kenya Veep courts Mahama support
Post

Somalia crisis: Kenya Veep courts Mahama support

Kenyan Vice President Willam Samoei Ruto arrived in the country Sunday to court the support of President John Mahama in making a strong case for a lasting solution to the Somali crisis in the upcoming AU summit in Ethiopia. According to the Vice President of Kenya, the problem in Somalia is also affecting them since...

Minnesota Somalis react to sentences in al-Shabab case with mix of outrage, relief
Post

Minnesota Somalis react to sentences in al-Shabab case with mix of outrage, relief

By: AMY FORLITI , Associated Press MINNEAPOLIS – Wide-ranging sentences handed down in the yearslong federal investigation into recruiting and financing for the terrorist group al-Shabab have kindled a mix of outrage, confusion and relief among members of Minnesota’s large Somali community. Some say the 10- and 20-year prison sentences for two Minnesota women who...

An Al-Shabab Leader Says Hammami is Alive
Post

An Al-Shabab Leader Says Hammami is Alive

Special for WardheerNews By Hassan M. Abukar Shaikh Hassan Dahir Aweys, one of the leaders of Al-Shabab, confirmed that the American jihadist, Omar Hammami, is still alive. In an interview with Somali Channel TV on May 16, Aweys stated that Hammami was wounded and on the run. He lashed out at an unnamed senior Al-Shabab...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furey dugsi ay wax ku baranayaan agoon, kana hadlay arrimo badan (Sawirro)
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furey dugsi ay wax ku baranayaan agoon, kana hadlay arrimo badan (Sawirro)

Muqdisho, Mey 18, 2013 (WDN)-Madaxweynaha Jamhuurriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarriga ka jaray xarrunta waxbarashada agoonta ee ANADOL, oo ay dowladda Turkigu Muqdisho ka hergalisay. Xarruntan, oo laga furay degmada Wadajir, ayaa waxa dhismaheedu uu socday in muddo ah, ujeedkuna waxa uu yahay in wax lagu baro illaa iyo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 18, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Wafdi IGAD ka socda oo  Kismaayo kulan kula leh mid ka mid ah maamulladii halkaasi dhawaan looga dhawaaqay, 18-ka Mey oo Somaliland laga xusayo, Bam lagu tuurey xalay meel ay ciidamo joogeen Jowhar, oo ay laba askari...

RaadRaac: Mowshin ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya
Post

RaadRaac: Mowshin ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya

RaadRaac: (WDN)– Raadraac: Mowshin-Dhageysatayaasheenna qiimaha iyo qaddarinta mudan, Xubno baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah, ayaa dhawaan mowshin ka dhan ah xukuumadda uu hoggaamiyo Raysal wasaare Saacid waxay u gudbiyey guddoonka sare ee Baarlamaanka, kuwaas oo xukuumadda ku eedeynayay wax qabad li’i iyo wada shaqeyn la’aan. Si aan arrimahan wax badan uga ogaanno, ayaa wariyaha Radio...