Category: News

Home » News » Page 1969
Post

Weerar sababay dhimasho oo lagu qaaday xarunta Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdishu (WDN) – Weerar ay sheegatay in ay ka danbeysay kooxda Al Shabaab, ayaa lagu qaaday maanta xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee Muqdishu, wakhti ay goobtaashi ku sugnaayeen xubno ka tirsan golaha Baarlamaanka Soomaaliya. Qasaaraha ka dhashay weerarka ayaa la sheegay in uu gaaraayo ilaa iyo 15 dimasho, halka ay ku dhaawacmeen 24 kale oo ay ka...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin heyno waxaa ka mid ah: Qaraxyo ka dhacay  golaha Barlamaanka Soomaaliya halkaasi oo ay weerar ku qaadeen koox la sheegay in ay aad u hubeysnaayeen, Shabaab oo sheegatay in ay ka danbeeyeen weerarka iyo warar kale. Warka oo dhan hoos k dhegeyso      

Post

Swift response by security forces to terrorist attack on parliament

Press Release Mogadishu  — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed expresses his disgust of this cowardly attack on the Somali Parliament by terrorists today, but applauds the swift response of Somali National Army and AMISOM security forces. The security forces are working hard to contain the situation....

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno  waxa ka mid ah: Qarax maanta deegaanka Ceelasha lagula beegsaday AMISOM, madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in aysan shacabka walwal ku beerin hanjabaada iyo qaraxyada Al Shabaab ay geysanayaan, Wasiirka Beeraha ee Xukuumada soomaaliya oo sheegay in wax laga qaban doono amni xumada la soo daristay Beeraleyda Soomaalida iyo warar kale    

Post

Kenya: Mass Deportation of Somalis

Nairobi, (HRW)  – The Kenyan authorities have deported 359 Somalis, including at least three registered refugees, since the start of their security crackdown in early April 2014, Human Rights Watch said today. The authorities have not allowed any to challenge their removal to conflict-ridden Somalia. In the latest move, Kenya deported 98 people, including 12 children, to...