Category: Warar

Home Warar
Post

AMISOM oo Sheegtay Inay Dishey Horjooge Sare oo Shabaab Ka Tirsanaa

Muqdisho, Abril 01, 2013 (WDN)- Saraakiisha ciiddamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, ayaa shaaciyay inay howl gal ay ciidanku ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose, ay ku dileen horjeege ka tirsanaa maleeshiya al-Shabaab. Sida uu shaaciyay Major Henry Obo oo ka tirsan Xafiiska Warfaafinta Taliska  AMISOM ee Soomaaliya, ayaa sheegay in ninka ay dileen la oran...

Wasiirro Ka Socda Dawladda Finland oo Muqdisho Yimid
Post

Wasiirro Ka Socda Dawladda Finland oo Muqdisho Yimid

Muqdisho, Abril 01, 2013 (WDN)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaadhay Wafdi ka socda dowladda Finland oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee daalkasi Md. Erkki Sakari Tuomioja, waxaana garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay R/wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka arrimaha dibada Foosiya Yuusuf X. Aadan iyo xubno kale oo ka tirsan dawladda Soomaaliya....

Shir Looga Hadlayo Dib-u-habeynta Garsoorka Dalka oo Muqdisho Ka Furmey
Post

Shir Looga Hadlayo Dib-u-habeynta Garsoorka Dalka oo Muqdisho Ka Furmey

Nayroobi, Abril, 01, 2013 (WDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furey shir-weynaha dib-u-habeynta garsoorka dalka, oo ay ka qeyb galayaan 150 ergo oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya iyo khuburo dhinaca garsoorka ah oo dalka dibaddiisa qaarkood ka yimaadeen. Madaxweyne Xasan Sheekh, oo munaasabaddii furitaanka hadal ka jeediyay, ayaa sheegay in...

RW Saacid, oo Socdaalkiisa “Dhageysiga” Ku Tagay Garbahaaray
Post

RW Saacid, oo Socdaalkiisa “Dhageysiga” Ku Tagay Garbahaaray

Muqdisho, Maarso 31, 2013 (WDN)- Wararka laga helayo magaalada Garbahaarey ee xarunta goblka Gado,  ayaa sheegaya in uu gaaray maanta halkaasi Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo ku howlan maalmahan danbe socdaallo uu ugu kuurgelayo xaaladaha ay shacabka deegaannadaasi ku sugan yihiin iyo maamula loo sameynayo deegaannada gacanta dowladda soo galay. Socdaalka ra’isul...

Wafdi uu hogaaminayo raysal wasaaraha Soomaaliya oo gaaray maglaada Jowhar
Post

Wafdi uu hogaaminayo raysal wasaaraha Soomaaliya oo gaaray maglaada Jowhar

Muqdishu, ( WDN) – Wafdi uu hogaaminaayo  Raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa waxa ay maanta gaareen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka  Shabellaha Hoose,  halkasi oo ay ku soo dhaweeyeen dadka ku dhaqan magaalada Jowhar oo isgu soo baxay soo dhaweeynta wafdiga. Socdaalka  Cabdi Faarax Shirdoon waxaa ku weheliya qaar ka mid...

Maxkamadda sare ee Kenya oo sheegtay in Uhuru Kenyata ku guulaystay doorashadii madaxtinimada
Post

Maxkamadda sare ee Kenya oo sheegtay in Uhuru Kenyata ku guulaystay doorashadii madaxtinimada

Nayroobi, Kenya ( WDN) – Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa go’aan ka gaartay doorashadii madaxtinnimada dalka Kenya ee horraantii bishan March ka qabsoontay waddanka Kenya, iyada oo markaasi la shaaciyay in uu ku guuleystay guddoomiyaha isbahayisga Jubilee ee Uhuru Kenyatta. Garsoorka maxkamadda ayaa ku dhawaaqay in doorashadaasi uu ku guuleystay Uhurru Kenyatta, wiilka madaxweynihii ugu...

Post

Afhayeenka AMISOM oo sheegay in ciidamo dheeraad ah dhawaan soo gaari doonaan Soomaaliya

Muqdisho, Maarso28, 2013 (WDN)- Wada hadallada ka socda magaalada Kismaayo ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Maamulka KMG  ee Kismaayo, ayaa lagu wadaa in maanta la soo gabagabeeyo, iyadoo dhinacyada shirka u socdo ay magacaabeen guddiyo farsamo oo soo diyaariya qoddobada labada dhinac ku heshiinayaan. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Kiismaayo, waxa halkaasi wali...

Tacsi: Inaa Lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Post

Tacsi: Inaa Lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Dhamaan bahda WardheerNews waxay tacsi u dirayaan iyaga oo ka xun ehelkii iyo qaraabadii geeridii naxdinta lahayd ee dhawaan ku timid marxuum Abiib X. Jaamac oo ku geeriyooday magaalada Charlotte oo dalka Maraykanka. Waxaanu Ilaah uga beryaynaa in marxuuka uu janadii Farduusa ka waraabiyo, ehelkii iyo qaarabadii uu ka baxay samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Maamulka WardheerNews