Muqdisho, Juun 02, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabbaan kula kulmay Ban Ki Moon, Ciidamo ka socda Siiraliyoon oo Kismaayo ku wajahan, Ciidamo ammaanka suga oo Baydhabo loo sameeyay iyo qodobbo kale.
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne Ku xigeenka Kenya iyo wafuud kale (Sawirro)
Yokohama, 01 June 2013 (WDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalaya shirka TICAD V ee ka socda magaalada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxuu kulamo gooni gooni ah la yeeshey mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweyne Ku xigeenka Kenya, Madaxa Bankiga Adduunka, Madaxa UNICEF, iyo mas’uuliyiin kale. Waxaa maanta magaalada...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 01, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Shirka horrumarinta Afrika ee Jabbaan oo Furmay, Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya, Dhurwaa wiil yar ku cuney deegaanka Adhi-caddeeye ee gobolka Sool, Danjire Ameeriko oo agab waxbarasho u qeybiyay qaxooti Soomaaliyeed iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 31, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay raysal wasaaraha Jabbaan, Dil xalay ka dhacay Jowhar, Wasiirka arrimaha Gudaha oo digniin u direy askar la eedeeyay iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabaan gaaray, Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay booqashadooda Kismaayo, Wariye lagu dhaawacamay magaalada Kismaayo iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 29, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Howl gal amniga lagu sugayo oo Muqdisho laga sameeyay, Puntland oo eedeysay madaxweynihii hore ee Puntland, Kismaayo oo wafdigii dowladda xayiraadda laga qaaday gudahana u galay magaalada iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 29, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu noqday, si weynna uga hadlay arrimaha Kismaayo, Awdal oo laga sii daayay odayaal dhaqameedyo xirnaa iyo qodobbo kale.
PRESS RELEASE: JUBBALAND STATE OF SOMALIA
The newly established Jubbaland state community anticipated supportive reward from the Federal government for liberating most of the regions from Al-Shabab and pioneering in the implementation of the government vision within the framework of the constitution devoid of any support from Mogadishu. In addition Jubbaland State of Somalia is willing to support and replicate its...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 27, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay howlgalka ciidamada Kenya ee Kismaayo, Wafdi dowladda ka socday oo Kismaayo loo diiday inay gudaha u galaan, Waddada isku xirta Bardaale iyo Baydhabo oo amnigeeda la adkeeyay iyo qodobbo kale.
Dibad-bax ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kismaayo ka dhacay (Sawirro)
Kismaayo, Meey 26, 2013 (WDN)- Bannaanbax uu soo qaban qaabiyay maamulka Jubbaland garabka uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka Jubbada Hoose, kaas oo looga soo horjeeday madaxweynaha Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud. Bannaabaxayaasha, oo socod ku soo maray waddooyinka qaar ee Kismaayo, ayaa...



