Annagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin, waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan uga diraynaa reer Cismaan Geri , gaar ahaan Keyse Ccismaan iyo xaaskiisa Amran Yuusuf, oo aan uga tacsiyaynayno geerida naxdinta leh ee ku timid wiilkoodii Cismaan Keyse Cismaan oo taariikhdu markay ahayd 6/8/2013 ku geeriyooday magaalada seattle ee carriga...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale kahadlay dagaalka Kismaayo, Mahiga oo Muqdisho laga sagootiyay, Xabadjoojin laga gaaray dagaalkii Kismaayo, Booliska Kenya oo Toogtay Ruux Soomaali ah xaafada Islii iyo Qodobo kale
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdihso,Juun 10,2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobada Wararka ee Radio Wardheer waxaa kamid ah: Ra’isul Wasaare Saacid oo kahadlay maamul usamaynta Gobollada, Dad lagu dilay Kismaayo, Qaraxyo ka dhacay Kenya Iyo qodobo kale.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho,Juun 09,2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobada Warka Radio Wardheer waxaa kamid ah: Xasan Sh oo ka digay sii socoshada Dagaalka Kismaayo, Dibadbax ay ka qeyb galeen masuuliyiinta dowlada oo Muqdisho ka dhacay Midowga Afrika oo baaq udiray dhinacyada ku dagaalamaya Kismaayo iyo Qodobo kale.
Madaxweynaha Jubbaland oo shirsaxaafadeed ku qabtay Nairobi
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka halday dagaalada dhawaan ka dhacay magaalada Kismaayo iyo kulan uu la yeeshay madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud Culusow. Halkan ka daawo warsaxafadeedk Md. Aadan Madoobe
Wararkii ugu dambeeyay dagaalada Kismaayo iyo dowlada oo baaq jeedisay
Mogadisho:- 09,2013 (WDN) Inta la,ogyahay ilaa 13-ruux ayaa ku dhimatay halka tira intaasi ka badana ay ku dhaawacantay dagaal manta mar kale ka qarxay magaalada kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose. Ciidamada Raaskambooni ee uu hogaamiya Xamed Madoobe ayaan guulo ka sheegtay dagaalka maalintii labaad ka dhacaya magaalada kismaayo, waxaana afhayeen u hadlay uu sheegay inay...
Axmed Madoobe oo shir jaraa’id kaga hadlay dagaalada Kismaayo iyo kulan uu la qaatay Xasan Shiikh Maxamuud
Nairobi:- 09-2013 (WDN)Axmed Maxamed Islaam “Modoobe” oo kulan wareed ku qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku adaan dagaalada ka dhacay magaalada Kismaayo iyo xiriirka maamulka Jubbaland kala dhaxeeya dowlada Federaalka Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa dagaalada ka dhacay Kismaayo waxaa uu ku eedeyay in ay ka dambeeyso...
Kulan looga tashanayay aas-aaska jaaliyad ay yeelato Soomaalida Kenya oo Nairobi ka dhacay
Nairobi:-Kenya waxay ka mid tahay dalalka ay daganyihiin Soomaalida ugu badan ee ku nool wadamada aduunka, gaar ahaan dalalka Afrika. Kulan looga hadlayay qaabkii Soomaalida ku nool Kenya ay u yeelan lahaayeen jaaliyad ay ku mideysan yihiin ayaa ka dhacay magaalada Nairobi. Qaar ka mid ah siyaasiyiinta,wax-garadka iyo haweenka ku nool xaafada Islii oo ah...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdihso,Juun 08,2013 (WDN) Qodobada Warka Radio Wardheer waxaa kamid ah: Wararkii ugu danbeeyay ee dagaallada Kismaayo, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kana hadlay dagaalka Kismaayo, Wasiirka Arimaha Gudaha oo dalbaday in dagaalka la joojiyo iyo qodobo kale.
Mudaaharaad looga soo horjeedo dilalka lagu hayo Soomaalida Konfur Afrika oo Nairobi ka dhacay +Sawiro
Nairobi:-Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ka dhacay banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo dilalka iyo xasuuqa lagu hayo Soomaalida ku nool, kana ganacsata dalka Konfur Afrika. Inkastoo dowlada Kenya aya diiday in dibad baxan ladhigo, hadana dhalinyarada iyo haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku dhiiraday in ay muujiyaan...
