Warkara aan idiin haynno maanta waxaa ka mid ah: R/wasaare Saacid oo booqday dadkii shalay ku dhaawacmay Qaraxii B/weyne, AMISOM oo ka hadashay howl-gal dhawaan laga samaynayo Hiiraan, Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay u daawasha tagay ciyaar xiisa badnayd oo ka dhacday Banaadir Istaadiyo iyo warar kale Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Wararka OCHA Flash Update ee 2aad:Duufaantii Puntland
Guudmarka xaaladda: Gargaar ay kala direen maamulka Puntland, Qaramada Midoobey iyo lahawlglaayaal kale ayaa gaaraya degaannada ay dhibaatada ugu weyn soo gaartey, iyada oo waddooyinkii ay biyuhu xireen ay hadda furmayaan oo dayactirna lagu wado. Maamulka Puntland ayaa waddo looga wareego u sameeyey halka ay waddadu ka go’day ee u dhaxaysa Garoowe iyo Dangoroyo, taas...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: Qarax ka dhacay Hiiraan iyo qasaare kala duwan oo ka dhashay, Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u canbaareeyay falkaasi gurracan iyo warar kale. Halkan ka dhegeyso warka oo dhan; Warka Raadiyo Wardheer
Shir khadka Taleefanka ah oo loogu gurmanayo shacbiga reer Puntland
Shir aad u balaadhan oo uu soo agaasimay Mac’hadka Horumarinta Jubaland – Jubaland Development Institute (JDI), oo lagu wada hadlayay Khadka Telefoonka (teleconference call), maalintii Axada ee taariikhdu ku beegnayd Nofember 17keeda, ayaa waxaa diiradda lagu saaray sida ugu haboon ee dadka qurbe jooga ay gurmad dhaqaale ugu taageeri lahaayeen dadkii masiibadu ka soo gaadhay...
Tacsi: Innaa Lillaahi Wa Ina Ilayhi Raajicuun
Dhammaan Qurbajoogta beesha Geri ee ku kala nool dunida dacalleedu, waxay halkan iyagoo ka tiiraanyaysan taci uga dirayaan ehelladii, qoyskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Suldaan Bade Xuseen Nuur oo ku geeriyooday magaalada Dir Dhaba, laguna aasay taariikhdu markay ahayd 17/11/2013 magaalada Jigjiga ee xarrunta dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Marxuum Suldaan Bade Xuseen Nuur...
Warka Raadiyo Wradheer
Warka waxaad ku maqli doontaan dhegeystayaal: abaabulka mooshin ka dhan ah R/wasaare Saacid oo ka socda Muqdisho, dagaallo mar kale maanta ka dhacay Shabeelaha Hoose iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maanta waxaad ku maqli doontaan dhegeystayaal: dagaallo ka dhacay Shabeelaha Hoose, madaxweyne Xasan iyo R/wasaare Saacid oo kulmay iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maanta waxaad ku maqli doontaan: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khilaafka dartiis ugu baaqday shirka lagu wado inuu ka dhaco magaalada Kuweyt, dad barakacayaal ah oo dib loogu celiyay goobihii ay markii hore ka yimaadeen iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Warka waxaad ku maqli doontaan: guddoomiyaha barlamaanka oo ugu digay Xildhibaannada in ay ka hor dhacaan wax aanay shaqo hadda ku lahayn shacabkana ka dalbaday in ay barlamaanka ku kalsoonaadaan iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegyso
Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland
Barnaamijka Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ismaaciil Xaaji Warsame oo ka mid ahaa aasaasayaashii dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaanan ka wareysanay guud ahaanba xaaladda siyaasadeeed ee hadda ka jirta Puntland siiba u diyaargarwga doorashada madaxtinimo ee Puntland iyo qoddobo kaleba. Barnaamijka hoos ka dhegeyso