Category: Maqaallo

Home » Maqaallo
Maxaynu Ka Baran Karnaa Ibraahin Ismaaciil Uurcad iyo Sheekadiisa Faaftay ee Badmaaxnimo?
Post

Maxaynu Ka Baran Karnaa Ibraahin Ismaaciil Uurcad iyo Sheekadiisa Faaftay ee Badmaaxnimo?

W/Q Axmed Sanwilwilo 1977dii ayay ahay markii qoraa Ingiriis ah oo ku caanbaxay cilmibaadhisyo khuseeya Itoobiya uu soo helay taariikh nololeed laga qoray Ibraahin Ismaaciil oo ahaa badmaax Soomaaliyeed oo ka soo jeeda xeebaha Maakhir. Dr. Richard Panchurst oo ah qoraaga qoraalkan soo helay waxa uu caruurnimadiisii wax ka deganaa guriga qoraa kale oo reer...

Fitradu Ma Gablanto
Post

Fitradu Ma Gablanto

W/Q: Cabdullaahi Janno Fitradu waa dareen dabiici ah oo uu Alle ina siiyay taas oo qofka ku hagta samaha. Waxa ay aflaxidda qofka u tahay waxa ay oksijiintu jirka u tahay. Inkastoo uusan qofna si ula kac ah u diidin qaadashada oksijiinta, misana dadku isku si ula ma dhaqmaan dareenka fitrada oo waxaa badan kuwa...

Khamaarka 1XBET: Qawlaysato aan wax laga qaban!
Post

Khamaarka 1XBET: Qawlaysato aan wax laga qaban!

WQ Dayib Sh. Axmed Hordhac Qofkasta oo Muslim ah waxaa saaran waajib diini ah sida lagu sheegay Quraanka kariimka ah- Surat Al Cimraan: كنتم خير أمة أخرجت للناس تامرون بالمعروف وتنهون عن المنكر وتؤمنون بالله- سورة ءال عمران 110 EEBE wuxuu Qur’aankiisa kariimka ah inagu yiri: “Waxaad tihiin ummad tan ugu wanaag badan, ee bini’aadamka...

Adkeysi: Gorfeyn Buug
Post

Adkeysi: Gorfeyn Buug

Qoraaga Gorfeynta: Ibraahim Aaden ShireQoraaga buugga: Cabdiraxmaan Cabdishakuur Adkaysi waa buug cusub oo soo baxay 1-dii Disember 2024. Waxaan nasiib u yeeshay in aan ka mid noqdo dhowrkii qof ee ugu horreysay ee buugga la siiyo inta uusan suuqa imaan. Fiidnamadii Isniinta taariikhdu ahayd 18/11/2024 ayuu xildhibaan Cabdiraxmaan i guddoonsiiyay buugga goor aan ugu tagay...

Somaliland: Maxaa Sababay Guuldarradii MW Biixi ee Doorashadii Madaxtooyada ?
Post

Somaliland: Maxaa Sababay Guuldarradii MW Biixi ee Doorashadii Madaxtooyada ?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed “Dhacdooyinka ayaa, wiilkayow, suga siyaasadda” – Harold Wilson (R/wasaare hore, UK). “Mucaaridku ma helo guusha doorashada, laakiin dawladda ayaa lumisa” – Odhaah caalami ah. Doorashadii dhacday 13kii bisha Nofembar, waxa codad aan la filayn (34%) lagaga guulaystay madaxweyne Biixi. Sidaa darteed daw bay noqotay in dib loo raadraaco dhacdooyinka loollanka qabashada...

Tayeynta iyo Xallinta Caqabadaha Waxbarashada Soomaaliya
Post

Tayeynta iyo Xallinta Caqabadaha Waxbarashada Soomaaliya

Dr. CabdiNuur Sheekh Maxamed Qoraalkaan wuxuu diiradda saarayaa caqabadaha waxbarashada dalka ka jira iyo sidii xal waara loogu heli lahaa, loona tayeyn lahaa waxbarashada Soomaaliya. Talooyinka xalka lagu raadinayo ee qoraalku uuu diiradda saaraayo waxay qeyb ka yihiin talooyin lagu qoray buug kol dhow soo bixi doona oo waxbarashada looga hadlayo oo la yiraa “Macallinkeen...

Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan (Shuuke): Nin culus baa baxay oo banneeyay boos aan la buuxin Karin”.
Post

Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan (Shuuke): Nin culus baa baxay oo banneeyay boos aan la buuxin Karin”.

Farax Aw-Cismaan Innaa Lillaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun Marka koowaad waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska Reer Cabdulle Cismaan “Codweyn”, iyo marwo Xaawo Aadan Camey. Sidoo kale waxaan Allah uga tuugayaa inuu naxariistiisa waasica ah siiyo marxuum Shuuke, janaadkiisa naciimka ahna geeyo. Aamiin, Aamiin. Walow jiil ahaan uu marxuum Shuuke wax weyn iga...

Quluub wada jirtaa qaran dhista
Post

Quluub wada jirtaa qaran dhista

W/Q Xasan Yuusuf Waal Beyd ku jira Gabayga Xumaanta Qabyaaladda ee uu tiriyay AUN Cabdullaahi Suldaan ‘Timacadde’ ayaa oranaya “Qof qalbi la’ quraan kii u akhriyey qaaf dheh ku harraadye”. Waxaa xaalad halis ah ku sugan oo  qarka u saaran ba’ iyo baabba’ sowraca qaranimo iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Nasiibdarro, wacyiga maanta jira awgiis, laguma...

Dowlad Dhis ay Xuddun u Tahay Aragti Amni Qaran
Post

Dowlad Dhis ay Xuddun u Tahay Aragti Amni Qaran

W/Q Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali Muddo dheer kaddib marki dib loo yagleelay dowladnimada Soomaaliya, waxaa aragti istiraatiijiyadeed u ah DFS ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in laga gudbo aragtidi xaaladda degdegga aheyd ee sida kumeel gaarka ah ay ugu shaqeyn jirtay dowladda Soomaaliyeed.  Waxaa si dhammeystiran looga guurayaa cinwaankii howsha qaran ee ay...

Dhulboobka Magaalo Waa Salka Dulmiga iyo Kala Saraynta Bulshada
Post

Dhulboobka Magaalo Waa Salka Dulmiga iyo Kala Saraynta Bulshada

W/Q Maxamuud Cabdillahi Axmed Geel Xalaal iyo xoog Si uu ku xero galoSina kuma xuma –  tuduc, heesta geel ah. Hordhac Warbixinta Qaramada Midoobay ee Somalia Urbinsation Review waxay tirada dalka Somaaaliya ku qiyaastay ilaa 16 milyan oo 7.4 milyan (46%) ay ku nool yihiin magaalooyin. Somalia Urbanization Review: Fostering Cities as Anchors of Development...