WardheerNews Bahda WardheerNews waxay ummadda Soomaaliyeed la qeybsanaysaa dabaad degga Usbuuca Xoriyadda 26-ka Juun- 1-da Julay, 1960, oo ku beegan maalintii xoriyadda gobolada Waqooyi ( British Somaliland), isla markaana Calan Soomaaliyeed laga taago ciid Soomaaliyeed oo xor ah, xoriyaddii gobollada koonfureed iyo midowgii Waqooyi iyo Koonfur. Haddaba waxaanu dhamaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa Usbuuca xoriyadda...
Category: Maqaallo
Labada indhood waa isu ilmeeyaan: Midnimada Soomaaliyeed waa lama illaawaan
W/Q Dr. Abukar Yusuf Warsame Ummadda Soomaalida ee dunida daafaheeda ku kala nool waxey si guud iyo siyaabo kala duwanba ugu dabbaaldegayeen xornimadii ay qaateen bishii Juun 26/1960 (gobollada Waqooyi), 27/1977 (Jabuuti), iyo xornimadii iyo midnimadii Koofurta ee Luulyo 1/1960. Shaki kuma jiro in burburkii dawladdii dhexe ee 1991 iyo dhacdaooyinkii u dambeeyey ee gobollada...
Warsaxafadeed: Dhaqdhaqaaqa Gurmad Qaran (GQ)
Muqdisho (WDN)- Dhaqdhaqaaq isbedel-doon ah oo lagu magacaabo Gurmad Qaran (GQ) oo maanta lagu dhawaaqay ayaa War-saxafadeed uu soo saaray soo gaadhay WardheerNews. War-saxafadeedka ayaa u qornaa sida hoos ku xusan: Hordhac Soomaaliya oo kaalin mug leh uga jirtay guud ahaan Caalamka iyo gaar ahaan Qaarada Afrika, ayaa sooyaalka taariikhda dhow waxay muujineysaa xasillooni darro siyaasadeed,...
Bilowgii Qoraalka Afkeenna: Faarax Cawl iyo Waxqabadkiisii
W/Q Axmed Sanwilwilo Hordhac iyo Guudmar Nololeed “Gobannimow helkaagiyoHadh qaboobidaadabaWaxaa hela halyey iyoKii hura naftiiseeNin hurdaa ku hanan waa” Faarax Cawl: Garbaduubkii Gumaysiga Maqaalkan waxa uu ka waramayaa qeyb ka mid ah noloshii Qoraa Faarax Maxammed Jaamac Cawl iyo wax soosaarkiisii qornaa ee uu lahaa, waxa aan wax ka dhihi doonaa qofninadii Faarax iyo waxa...
Puntland: Mudane Madaxweyne Bal Muraayadda isku eeg
W/Q Maxamed Cabdiqafaar X. Xuseen Bishii Juun 15, 2025, Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland, ayaa khudbaddiisa, wuxuu kaga hadlay arrimo badan: guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Daacish, waxqabadka intii uu xilka hayey, iyo aragtidiisa mustaqbalka Puntland. Wuxuu si gaar ah uga hadlay...
Taariikhda Waxbarashadii Soomaaliya
W/Q Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan Gumaysiga ka hor Maqaalkani wuxuua billow u yahay maqaallo dhowr ah oo aan uga hadli doonno taxanaha taariikhda waxbarashada Soomaaliya labadii qarni ee la soo dhaafay. Wuxuuna qeyb ka yahay daraasad kooban oo aan ku soo ururiyay buug aan cinwaankiisa ka dhigay: “Waxbarashada Soomaaliya—shalay, maanta iyo berri.” Wixii talo ah ama...
Suugaanta Abwaan Kediye: Baryada iyo Weynaynta Raxmaanka
W/Q Axmed Sanwilwilo Suugaantu waa mid ka mid ah agabyada loo isticmaalo in lagu muujiyo dareennada gudaha ee dadka, waxaa lagu sawiraa oo lagu xardhaa dareenno aan loo sheegi karin si caadi ah. Waxa ay dad badani ku dhex dhisaan xasuuso ma guuraan ah, iyagoo meel fog ka soo rujiya dareen gubaya ama mid damqinaya,...
Adiga ayaa i dulleeyey: Dareenka 35 jir Soomaaliyeed
WQ Maxamuud Ibraahim Macallinkayga Soomaaliga ah Marka laga reebo casharrada ku qoran buuggaagta waxbarashada oo aad noo akhrido, bal dib u xusuuso wax kale oo aad noloshayda ku soo biirisay. Weligay iima aad sheegin sababta ay muhiimka u tahay in ilmaha Dugsi ama iskuul lagu daro. Intii aan iskuulka dhiganayey waxa ugu weyn ee aan...
Warbixin Khaas ah: Qorshaha iyo Marin-Habaabinta Ciidamada Soomaalida ee Dowladda Qadar dhawaan geysay Muqdisho
WardheerNews Doxa (WDN)- Tan iyo intii ka dambeysay burburkii Dowladda Dhexe ee Soomaaliya sanadki 1991, waxa jiray isku dayo badan oo la rabay in dib loogu dhiso ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taasi oo keentay in dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed tababaro kala duwan loogu qaado dalka dibadiisa, iyaga oo la geeyay wadamo kala duwan oo ay...
Maxaynu Ka Baran Karnaa Ibraahin Ismaaciil Uurcad iyo Sheekadiisa Faaftay ee Badmaaxnimo?
W/Q Axmed Sanwilwilo 1977dii ayay ahay markii qoraa Ingiriis ah oo ku caanbaxay cilmibaadhisyo khuseeya Itoobiya uu soo helay taariikh nololeed laga qoray Ibraahin Ismaaciil oo ahaa badmaax Soomaaliyeed oo ka soo jeeda xeebaha Maakhir. Dr. Richard Panchurst oo ah qoraaga qoraalkan soo helay waxa uu caruurnimadiisii wax ka deganaa guriga qoraa kale oo reer...