Category: Book Shelf

Home » Book Shelf » Page 4
Post

BANDHIGYADA BUUGTA: MADAL AQOONEED MUDAN KOBCIN IYO TABANTAABO

W.Q. Mustafa Fayruus Daahfurka ‘Bandhigga Baydhowa’ ayay ku curatay bishan Agoosto, halka bishii Luulyo lagu sagootiyay daahfurka ‘Bandhigga Buuggaagta Boorama’. Labadan bandhig waxay ugu da`yar yihiin carwooyin sannadle ah laguna magacaabo ‘Bandhigyada Buugta’, tiro ahaanna xilligan sagaal ah, oo dhowr iyo tobankii sanno ee u dambeeyay ka hanaqaaday magaalooyinka Soomaalida. Bandhigyadan oo tiro iyo tayaba...

Post

Gorfeyn Buug: Axmed Siilaanyo Nin Tacab Badan Geliyay Qarannimada

W/Q Muuse M. Ciise Buugga: Axmed Siilaaanyo Nin Tacab Badan Geliyay Qarannimada Qoraha: Cabdiraxmaan Yuusuf CartanTirada boggoga: 387 Shirkadda daabacday: Ponte Invisibile (Redsea-online)ISBN: 88-88934-65-0   EAN: 9788888934655Lagu daahfuray Hargesa: 2019-05-01 Maalin axad ah oo ku beegan 23-kii bisha Juun sannadkan 2019-ka ayaa aan buugga ”AXMED SIILAANYO NIN TACAB BADAN GeLIYeY QARANNIMADA”, ka soo iibsaday dukaanka Redsea-Online...

Maana-faay: Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed
Post

Maana-faay: Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed

W.Q. Bare Sare Mustafa Fayruus Maana-faay waa sheeko-faneed soo baxday 1979, iyadoo taxane maalinle ah ayayna ku soo bixi jirtay Wargeyska Xiddigta Oktoobar, si aad ahna waa loo jeclaystay. Kaddibna waxaa laga dhigay buug ah nooca sheeko dheer ama ‘qiso’ ama ‘novel’, qiyaastii 300 bog ah, waxaana Muqdisho lagu daabacay 1981. Waxaa xigay Sweden 1993...

Book on Amisom examines Kenya’s record in Somalia
Post

Book on Amisom examines Kenya’s record in Somalia

By KEVIN J. KELLEY Successes and failures in Kenya’s eight-year-long military campaign against al-Shabaab are examined in a recently published history of the African Union Mission in Somalia (Amisom). Kenya’s 4000-plus troops have contributed to Amisom’s rollback of territory controlled by Shabaab, author Paul Williams finds in “Fighting for Peace in Somalia: A History and...

Jid Cusub: Gaso, Ganuun iyo Gasiin: Gorfeyn
Post

Jid Cusub: Gaso, Ganuun iyo Gasiin: Gorfeyn

W.Q. Dr Cabdirashiid M. Ismaaciil Gaso, Ganuun iyo Gasiin, markaan buuggan qacanta ku dhigay, erey kasteba waan dul istaagay. Dhowr daqiiqadood ayaan maanka ku ruxay, si wax uga soo baxaan. Haseyeeshee, waxba way ka soo dhiiqi wayday. Galka buugga qaybtiisa dambe ayaan u rogay, ishaan la raacay falaqaynta kooban ee buugga : “Buug-suugaaneedkan xambaarsan sheekada...

Call us all American: A response to Abdi Iftin’s memoir, Call Me American, from the author’s former roommates,
Post

Call us all American: A response to Abdi Iftin’s memoir, Call Me American, from the author’s former roommates,

By Abdullahi Ali, Yusuf Yusuf, and Mohamed Awil Abdi Iftin, a Somali refugee who grew up in war-torn Mogadishu, recently wrote a memoir describing his experiences in Somalia and his journey to the United States. This book could have been an opportunity to shine a light on the positive aspects of immigration and to celebrate...

Mogadishu Book Fair: A Cause for Celebration
Post

Mogadishu Book Fair: A Cause for Celebration

By Hassan M. Abukar They came in droves: youth, writers, poets, educators, and government officials. All were jubilant, excited, and eager to hear, learn, or share. This was the scene at the Mogadishu Book Fair (MBF), held in the capital of Somalia from August 15 to August 17, 2018. Mogadishu is a major cosmopolitan city,...