Friday, March 29, 2024
Wardheer News

In the land of war

By Dina Ezzat  Anse Seierstad spoke to Dina Ezzat about Two Sisters, her international bestseller about two girls who emigrate from Somalia to Norway only to end up joining IS in Syria In Cairo earlier this month Anse Seierstad, a … Continued

Qorfeyn Buug: Dharaaraa Ina Soo Maray

W/Q Maxamed Baashe X. Xasan “Buugga Dharaaraa Ina Soo Maray”, Sooyaalkii iyo Sugantii SNM (1981 – 1993) ee Boobe Yuusuf Ducaale waa xog waayeel oo malaasan iyo kayd dhigaal oo macduun ah. Inta aad is la oggolaanaysaan ayaa boqol jeer … Continued

BANDHIGYADA BUUGTA: MADAL AQOONEED MUDAN KOBCIN IYO TABANTAABO

W.Q. Mustafa Fayruus Daahfurka ‘Bandhigga Baydhowa’ ayay ku curatay bishan Agoosto, halka bishii Luulyo lagu sagootiyay daahfurka ‘Bandhigga Buuggaagta Boorama’. Labadan bandhig waxay ugu da`yar yihiin carwooyin sannadle ah laguna magacaabo ‘Bandhigyada Buugta’, tiro ahaanna xilligan sagaal ah, oo dhowr … Continued

Gorfeyn Buug: Axmed Siilaanyo Nin Tacab Badan Geliyay Qarannimada

W/Q Muuse M. Ciise Buugga: Axmed Siilaaanyo Nin Tacab Badan Geliyay Qarannimada Qoraha: Cabdiraxmaan Yuusuf CartanTirada boggoga: 387 Shirkadda daabacday: Ponte Invisibile (Redsea-online)ISBN: 88-88934-65-0   EAN: 9788888934655Lagu daahfuray Hargesa: 2019-05-01 Maalin axad ah oo ku beegan 23-kii bisha Juun sannadkan 2019-ka … Continued

Maana-faay: Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed

W.Q. Bare Sare Mustafa Fayruus Maana-faay waa sheeko-faneed soo baxday 1979, iyadoo taxane maalinle ah ayayna ku soo bixi jirtay Wargeyska Xiddigta Oktoobar, si aad ahna waa loo jeclaystay. Kaddibna waxaa laga dhigay buug ah nooca sheeko dheer ama ‘qiso’ … Continued

Book on Amisom examines Kenya’s record in Somalia

By KEVIN J. KELLEY Successes and failures in Kenya’s eight-year-long military campaign against al-Shabaab are examined in a recently published history of the African Union Mission in Somalia (Amisom). Kenya’s 4000-plus troops have contributed to Amisom’s rollback of territory controlled … Continued

Jid Cusub: Gaso, Ganuun iyo Gasiin: Gorfeyn

W.Q. Dr Cabdirashiid M. Ismaaciil Gaso, Ganuun iyo Gasiin, markaan buuggan qacanta ku dhigay, erey kasteba waan dul istaagay. Dhowr daqiiqadood ayaan maanka ku ruxay, si wax uga soo baxaan. Haseyeeshee, waxba way ka soo dhiiqi wayday. Galka buugga qaybtiisa … Continued