Taxanaha Tarjumada Af Soomaaliga ee buugga GUBAN: Cutub-ka II: Xabsi
Qore: Cabdiladiif Cige Tarjume: Boodhari Warsame Yuusuf waxa uu la ashqaraaray magaalada, taa oo ay uga sii dartay sida ba’an ee uu u doonayay in uu mar uun uga gudbo nolosha reer guuraaga ah ee xoolajiridda iyo daajinta aan dhaafin. … Continued