Author: khaliil

Home » Archives for khaliil » Page 1628
Diblomaasi Biritish ah oo Loo Magacaabay Ergeyga Gaarka Ah ee Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya
Post

Diblomaasi Biritish ah oo Loo Magacaabay Ergeyga Gaarka Ah ee Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya

London, Abril 29, 2013 (WDN)-  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Md. Ban Kii Moon, ayaa u magacaabay Md. Nicholas Kay in uu noqda ergygiisa gaarka ah ee u qaabilsan dalka Soomaaliya. Md. Nicholas Kay oo hadda ah  agaasimaha Afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka dalka Biritayn ayaa wuxuu bedeli doonaa Md Augustine Mahiga oo...

Madaxweyne Xasan oo soo gabagabeeyey socdaalkii Puntland
Post

Madaxweyne Xasan oo soo gabagabeeyey socdaalkii Puntland

Garoowe, Soomaaliya, 29 Abril 2013- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Md. Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdigii uu hoggaaminayey,  ayaa galabta soo gabagabeeyey socdaal shaqo oo uu labo maalmood uu ku joogey magaalada Garowe ee Puntland.  Madaxweynaha iyo wafdigii la socday oo ka koobnaa wasiirro,  xildhibaanno iyo mas’ uuliyiin kale, ayaa si heer sare ah loo soo sagootiyey...

Wafdi Uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Istanbul
Post

Wafdi Uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Istanbul

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa gaaray magaaladIstanbul ee dalka Turkiga, ayadoo wafdiga Guddoomiyahana ay caawa kuwajahan yihiin magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Mudane Maxamed Cismaan Jawaari, guddoomiyaha baarlamaanka iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan dalka Turkiga...

Kala Garo Laba Wax
Post

Kala Garo Laba Wax

W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Abuur ahaan aadanuhu sida uu baahi ugu qabo inuu helo cabid, cunto iyo caafimaad ayuu ugu qabaa inuu helo ixtiraam, qaddarin, magac iyo waynayn. Sidaa darteed qofku marka uu dhasho illaa inta uu dhimanayo wuxuu dareemaa dhinnaansho gudeed, heerarba ha kala lahaatee. Dhinnaanshahaasi wuxuu abuuraa kalsooni darro nafsadeed, oo...

Uhuru seeks repatriation of refugees
Post

Uhuru seeks repatriation of refugees

By Philip Mwakio MOMBASA, KENYA: Kenya and the Federal Republic of Somalia are working on modalities to ensure repatriation of Somali refugees holed up in camps in North Eastern. Speaking at State House, Mombasa on Saturday, President Uhuru Kenyatta who hosted his Somalia counterpart, Hassan Sheikh Mahmudsaid following the return of stability and pacification of Somalia, they have agreed on the need to have...

War-saxafaadeed‏: Booqashada Madaxweyne Xasan ee Mombasa
Post

War-saxafaadeed‏: Booqashada Madaxweyne Xasan ee Mombasa

(Mombasa Kenya, April,27, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta safar kooban oo shaqo ku gaaray magaaladda Mombasa ee Kenya halkaasna wuxuu kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Waxaa Madaxeynaha ku wehliyay R/Wasaare K/Xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Marwo Fawsiya Yusuf Xaaji Aadam, iyo Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax C/Qaadir....

Dagaal Khasaare Geystay oo Balcad ka Dhacay Maanta
Post

Dagaal Khasaare Geystay oo Balcad ka Dhacay Maanta

Muqdisho, Abril 27, 2013 (WDN)- Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe, ayaa  sheegaya in ciiddamo meleteri ah iyo ilaalada guddoomiyahii degmada Balacd uu dagaal ku dhex maray magaalada gudaheeda, inkastoo markii dambe dibadda looga saaray ciidamadii taageersanaa guddoomiyah demadaa Balcad. Dagaalka oo aan la’ogeyn qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay ,ayaa la sheegayaa...

Ethiopian Airlines First to Fly Dreamliner Since Grounding
Post

Ethiopian Airlines First to Fly Dreamliner Since Grounding

ADDIS ABABA — Ethiopian Airlines on Saturday became the world’s first carrier to resume flying Boeing Co.’s 787 Dreamliner passenger jets, landing the first commercial flight since the global fleet was grounded three months ago following incidents of overheating in the batteries providing auxiliary power. The flight from Addis Ababa to Nairobi was the first...