Warka Raadiyo Wardheer waxaa ka mid ah :Dowlada Soomaaliya oo wada dadaalo la doonaayo in maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeellada Hoose iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Author: WDN
Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Cutubkii 9-aad: Harar ilaa Berbera
Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Cutubkii 9-aad: Harar ilaa Berbera Subaxii Sabtida, Janawari 13, ayaa intii aysan qorraxdu soo baxin wax badan ka hor gammaankii la kooreeyay, la xakameeyay, oo alaabteennii yarayd lagu raray. Quraac degdeg ah ka dib, ayaannu odaygii Suldaanka dhufaanka ahaa gacanqaadnay, oo inta gaadiidkayagii fuulnay waddooyinkii cidlada ahaa ciribta ku sii...
Gacan ka hadal ku dhex maray laba ma’suul magaalada Nayroobi
Nayroobi (WDN) – Gacan ka hadal aad u fool xun ayaa dhex maray labada mas’uul ee kala ah Af hayeen xigihii hore ee Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin iyo wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Maxamed Jaamac Mursal. Gacan ka hadalkan ayaa lagu sheegay mid ka dhashay muran ka yimid dhinca kala duwanaanshaha aragti siyaasadeed ee labada shakhsi,...
Md. Afey oo loo magacaabay wakiilka hay’adda UNHCR ee Soomaaliya
WardheerNews (WDN) – Ergeygii Gaarka ah ee arimaha Soomaaliya u qaabilsanaa urur goboleedka IGAD, Md. Maxamed Cabdi Afey , ayaa loo magacaabay wakiilka gaarka ah ee qaxootiga u qaabisan Soomaaliya hay’adda UNHCR. Magacaabista Md. Afey ayaa ku soo beegmaysa wakhti xasaasi ah, iyada oo uu Afey, si aad ah lugta ugula jiray arimaha Soomaaliya, gaar ahaan...
EU criticizes delay in Somali elections
BRUSSELS, (KUNA) — The EU criticised here Friday the one month delay of the Presidential elections in Somalia saying it “puts in question the Somali authorities’ unequivocal commitment to the electoral process.” Somalia’s elections were slated to begin last weekend but the government announced that the country’s parliamentary elections have been pushed to October 23...
Kenya, Uganda set to position East Africa as the next oil frontier
By BRIAN NGUGI, The East African The note based the findings on the discovery of several onshore deposits. They include the billion-barrel potential at Uganda’s Lake Albert and Kenya’s South Lokichar Basin. “While early-stage, with full development not expected until 2020 or later, accelerating drilling activity, resource delineation and project advancement will deliver a pipeline...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah; Soomaaliya oo hadal ka soo saartay weerar ka dhacay duleedka magaalada Gaal Kacyo iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Little Abas and his unequivocal and unwavering stand on the Khatumo-Somaliland talks
By Ali H. Abdulla “And if they incline to peace, then incline to it [also] and rely upon Allah. Indeed, it is He who is the Hearing, the Knowing.” Chapter (8) sūrat l-anfāl (The Spoils of War) Abas is a six years old Somali boy who lives in a remote village that straddles the Somali-Ethiopian...
Md. Cumar Cabdirashiid iyo ol’olaha doorashada
Garoowe (WDN)- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Md. Cumar Cabdirashiid oo hadda booqasho ku jooga Puntland, ayaa ku jira ol’ole xooggan oo ku wajahan doorashooyinka Soomaaliya lagu wado inay ka dhacaan dhamaadka sanadkan. Ra’iisal Wasaaraha iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo xilkii kaga ekaa Sebtember 10-keedii, islamarkaana ku jira tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dad badini aaminsan yihiin in ay wadaan...
Cedar Cultural Center awarded $500,000 to boost Minnesota residencies for Somali artists
By Jon Bream, Star Tribune A newly awarded $500,000 grant will enable the Cedar Cultural Center to set up multiweek residencies for Somali artists at Augsburg College in Minneapolis, St. Cloud State University and Minnesota State University, Mankato. The grant was one of five awarded by the Assocation of Performing Arts Presenters for its “Building Bridges:...


