Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 876
AU says Somali town calm after foiled attack
Post

AU says Somali town calm after foiled attack

MOGADISHU, (Xinhua) — The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said calm had been restored in Afgoye town, about 30 km south of Mogadishu, after a foiled attack by terror group Al-Shabaab on Tuesday. AMISOM said its troops have retaken the town which on Tuesday came under fierce fighting between the security forces and Al-Shabaab...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee  aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay dhismaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo Madaxweynaha maamulkaas iyo ku xigeenkiisa toddobaadkan lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Post

Seygii Saaqidka ahaa (Qaybtii 8aad)

W/Q: Cabdicasiis Maxamad Shidane Tiriboli waxaa igu qabsaday waxyaabo fara badan, sida in aan la qabsan waayay cimiladeeda isgedgeddiska badan, taas oo marna qabow daran ah, marna kuleyl xad dhaafa ah. La qabsi la’aantaasi waxey sababtay, in aan la soo dhaco xanuunno aan horay iskugu ogeyn, sida beer xanuun, kelliyo xanuun, iyo xanuunno u badan kuwa ku...

Xubnaha Aqalka Sare ee Puntland
Post

Xubnaha Aqalka Sare ee Puntland

Garoowe (WDN)- Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo gebagabeysay doorashooyinka xubnaha uga qeyb galaya Aqalka Sare ee Soomaaliya. Magacyada xubnahaasi oo soo gaadhay WardheerNews ayaa ah sida hoos ku qoran: Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke – Majeerteen Cabdiraxmaan Maxamed Faroole- Majeerteen Maxamuud Axmed Maxamuud Mashruuc – Majeerteen Shukri Aadan Maxamed – Majeerteen Hodan Maxamuud Cismaan – Dhulbahante...

Al Jazeera journalist Hamza Mohamed freed in Somalia
Post

Al Jazeera journalist Hamza Mohamed freed in Somalia

Mogadishu- Al Jazeera journalist Hamza Mohamed has been released from detention by Somali security agents in the capital Mogadishu. Mohamed, a British national, was detained on Tuesday afternoon along with a driver, fixer and cameraman. He had been in Somalia for a week on a reporting assignment. Mohamed has frequently travelled to the country over...

Post

Kenya accused of ‘dumping’ Somali refugees ​back over the border with no support

By Ashley Hamer Kismayo – Authorities in Somalia have denounced the way refugees are being repatriated from neighbouring Kenya, after the Kenyan government announced it would close Dadaab, the world’s largest refugee camp, by the end of 2016. Over the past five months, makeshift camps in Somalia’s southernmost border state have been swelling with families...

Warka Raadiyo wardheer
Post

Warka Raadiyo wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay sababaha loo xiray wariyeyaal ka tirsan Al Jazeera, Al-shabaab oo Madaafiic ku garaacay degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Post

All in the Family: Politics in the South West State

By Hassan M. Abukar Editor’s note: This is the first of a series of articles WardheerNews will be running to highlight how the Regional Administrations managed the selection of the Upper House members as part of Somalia’s 2016 elections. __________ “When the hyena is the judge, the goat has no rights.”  An African proverb. Recently,...

Post

Xubnaha Aqalka Sare ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed

WardheerNews( WDN) – Xubnaha Aqalka Sare ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa la shaaciay bishan Oktoobar 19, 2016. Waxayna kala yihiin sida hoos ku qoran: 1. Cabdikaafi Macallin Xasan ((Digil, Garre) 2. Samsam Ibrahim Ali (Digil, Jiido) 3. Xuseen Sheekh Maxamuud (Mirifle, Xadamo) 4. Aadan Cabdi Aadan (Mirifle, Laysaan) 5. Ilyaas Cali Xasan (Mirifle, Eelaay)...