Garoowe (WDN)- Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo gebagabeysay doorashooyinka xubnaha uga qeyb galaya Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Magacyada xubnahaasi oo soo gaadhay WardheerNews ayaa ah sida hoos ku qoran:
- Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke – Majeerteen
- Cabdiraxmaan Maxamed Faroole- Majeerteen
- Maxamuud Axmed Maxamuud Mashruuc – Majeerteen
- Shukri Aadan Maxamed – Majeerteen
- Hodan Maxamuud Cismaan – Dhulbahante
- Cabdisalaam Xaaji Maxamuud Dheere – Dhulbahante
- Siciido Xasan Cismaan- Warsangeli .
- C/risaaq Xasan Cismaan Juurile – Dashiishe
- Farxaan Cali Xuseen – Leelkase
- Mahad Sheekh Muur – Awrtable
- Bootaan Barre Samatar- Jimbeele
WardheerNews
