Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay dhismaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo Madaxweynaha maamulkaas iyo ku xigeenkiisa toddobaadkan lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
