Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 696
Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka gaabsaday Xasuuqa Oromada
Post

Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka gaabsaday Xasuuqa Oromada

Jigjiga (WDN)- Waxaa magaalo madaxda Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga, ka dhacay maalintii Salaasada ee bishan Ogoost 28-dii, banaanbaxyo balaadhan oo loogaga soo horjeedo xasuuqa ay maleeshiyo Oromo ahi ku heyso Soomaalida, iyaga oo adeegsanaya maamulka Oromiya iyo ciidamada Dowladda Federaalka ee fadhigoodu yahay aagga deegaanka Soomalida, oo iyagu gacmaha ka laabtay in ay...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub
Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub

Muqdisho, — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha dalka kaas oo ka qayb galeen xubna ka socda hay’ado caalami iyo dawladaha ay Soomaaliya bah-wadaagta yihiin. kulanka ayaa ajandayaashiisa ugu waawayn waxaa kamid ahaa dardar-galinta qorshaha samaynta lacagta cusub ee shilin Soomaaliga...

The Last Days of Jigjiga’s big Man: Personal Impressions
Post

The Last Days of Jigjiga’s big Man: Personal Impressions

By Faisal Roble Meeting face-to-face with the Devil What has transpired in the Somali Regional State (DDS) between July 14 and August 4, 2018, will heavily weigh on the history of this region and its people. Within a short period of time, we have seen a sea change and a humiliating removal of Abdi Muhumed...

Lul Kulmiye: A Woman of Vision and Action
Post

Lul Kulmiye: A Woman of Vision and Action

By Hassan M Abukar When Lul “Araweelo” Kulmiye was a child, she had big dreams. “I will work with a pen and notebook in my hand,” she recalled saying. Recently, when she found herself standing in a Norwegian court interpreting for Somalis, she realized that her dream has become reality. “Wow!” she gasped. “It never...

Taariikhda Xiriirka Soomaali iyo Oromo: Duullaankii Oromo ee Qarniga 16aad- Qeybtii 2aad
Post

Taariikhda Xiriirka Soomaali iyo Oromo: Duullaankii Oromo ee Qarniga 16aad- Qeybtii 2aad

W/Q Saciid Shidaad X. Xuseen Musdanbeed “ The Adal Sultanate stretching from Cape Guardafui to Hadiya was taken over by the expanding Ifat Kingdom with its capital at Zeila. As a new hub of a commercial empire, the Adalites prospered under the protection of the Ifat rulers”, prof. Raphael Njoku, 2013.[1] Af-Soomaali ahaan: “Saldanadda Awdal...

Hope for Revision of Ethiopia’s Draconian Laws?
Post

Hope for Revision of Ethiopia’s Draconian Laws?

By Maria Burnett, Director, East Africa and the Horn HRW- For a decade, Ethiopia’s government has relied on repressive laws to silence dissenting voices and throw journalists and activists behind bars. The laws helped make Ethiopia into one of the most inhospitable places in the world for people speaking out against government policies, as well as...

Ethiopia continues to pressure Riyadh to release Saudi-Ethiopian tycoon
Post

Ethiopia continues to pressure Riyadh to release Saudi-Ethiopian tycoon

Ethiopia will continue to pressure the Saudi Arabian government to release the Ethiopian-born Saudi billionaire Mohammed Hussein Al-Amoudi, Reuters reported yesterday quoting the Ethiopian Prime Minister, Abe Ahmed. In May, Abe Ahmed demanded the Saudi Crown Prince Mohammed Bin Salman to release Al-Amoudi during his two-day visit to the kingdom. Speaking to the Ethiopian public in a town...

Post

Maamulka Soomaaliland ayaa sii daayay laba Wasiir oo ka tirsanaa Dowlad Deegaanka Soomaalida

Hargeysa (WDN)- Maamulka Soomaaliland ayaa sii daayay laba Wasiir oo horey uga tirsanaa Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ee uu madaxda ka ahaa Cabdi Cumar (Ilay). Wasiirradaasi oo kala ah: 1)  Ibraahim Aadan Mahad, oo ahaa wasiirka waxbarashada iyo 2) Cabdi Jaamac oo ahaa wasiirka Caddaaladda Labada mas’uul ayaa ka soo galay Soomaaliland dhinaca magaalada Tog-Wajaale ee xuduudka...

Afar Maanka Gaddey Meerinteed Bal Hoo!
Post

Afar Maanka Gaddey Meerinteed Bal Hoo!

W/Q: Luul Carraweelo Kulmiye Dad adduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban. Waxaa beryahan igu batay ahbin iyo talooyin ulajeedkoodu yahay; Luul waad ka badbadisay. Waxaan kuu haystay qof qaran oo Soomaalinimadu ku wayntahay” oo iiga imanaysa rag da’yar iyo da’wayn intaba leh. Amakaag bay i gelisay sheegashadaani, oo way isu kay dirtay oo i baday...