Dubai: Saudi Arabia has banned its citizens from travelling to 16 countries following the re-outbreak of COVID-19. These include Lebanon, Syria, Turkey, Iran, Afghanistan, India, Yemen, Somalia, Ethiopia, Democratic Republic of the Congo, Libya, Indonesia, Vietnam, Armenia, Belarus and Venezuela. The ban comes following a steady increase in the number of daily COVID-19 infections over...
Author: WDN
Xasan Sheekh oo wada la tashiyo ku aadan soo xulista RW xilli uu xilka si rasmi ah ula wareegi doono berri
Muqdisho (WDN) Madaxweynaha dhawaan la doortey ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa wada kulamo uu la yeelanayo qeybaha kala duwan ee siyaasiyiinta, maamul goboleedyada dalka iyo qeybaha kala duwan ee bulshad. Kulamadaasi oo ujeedadoodu tahay la tashi ku aadan soo magacaabista Raiisal Wasaaraha dalka. Warar hoose ayaa sheegaya in Xasan Sheekh uu wado la tashigii...
Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland oo ka hadashay xadhiga muwaadin u dhashay Jabuuti
Warsaxafadeed Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si xoogan u cambaraysa xadhiga lagula kacay Aare Saleebaan Cowleed Aare oo booliska Somaliland 20/05/2022, Gebilay ku xidheen. Aare waa muwaadin Jabuutiyaan ah balse hadda degan oo ku nool Somaliland gaar ahaan magaalada Gebilay. Aare xadhigiisa looma marin sifo sharciga waafaqsan. Sida ay eheladiisu xarunta u sheegeen xadhigiisa waxa uu...
Somali salaries safe thanks to IMF deal
The International Monetary Fund (IMF) has agreed to continue funding a $400m (£320m) aid package to Somalia, vital for the government to pay the salaries of civil servants and the military. The announcement follows last week’s much-delayed presidential election. For many months the country’s leading politicians were involved in a bitter dispute which led to...
Ethiopia tops global list of highest IDPs
Ethiopia recorded the highest number of internally displaced people (IDPs) than any other country in 2021, according to a new report by the Internal Displacement Monitoring Centre (IDMC). According to IDMC’s 2022 global report made public on Thursday, conflict and violence in the Horn of Africa nation triggered more than 5.1 million new displacements in...
IMF extends Somalia funding following election
The International Monetary Fund has agreed to extend the duration of a crucial aid package to Somalia, a senior official said, following a long-overdue presidential election last weekend. The three-year $400-million (380-million-euro) aid package from the IMF had been set to automatically expire on May 17 if a new administration was not in place by...
Manifesto II- Congratulatory note to the new president of Somalia Hassan Sheikh
Dear Mr. President H.E Hassan Sheikh Mohamoud The Manifesto II, would hereby like to extend to your excellency our warmest congratulations to your victory as you prepare to take up the responsibilities and challenges of the highest office of the land the president of the Federal Republic of Somalia. Manifesto II, once again congratulate you on...
Qarax miino ka dhacay Muqdisho oo lala beegtay siyaasi 
Muqdisho (WDN)- Waxaa maanta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir lagula eegtay qarax miino dhulka lagu aasey siyaasiga Cabdullahi Sheekh Xasan, waxaana lagu soo waramayaa in dhaawac culus halkaas uu kasoo gaarey. Qaraxaan oo ahaa mid aad u culus oo dhawaaqiisa magaalada oo idil laga maqlay, ayaa siyaasiga lala beegsadey mar uu kasoo baxay Salaadda Jimcaha waxaana...
Ethiopia’s Tigray forces announce release of 4,000 army POWs
NAIROBI, Kenya — The Tigray rebel forces fighting Ethiopia’s federal army say they will release 4,000 prisoners of war as part of an amnesty. The Tigray Peoples’ Liberation Front announced the release on Twitter Friday, amid an escalating war of words between Ethiopian and Tigray region officials over provocations and preparations for another round of full-blown war....
Hay’adda lacagta aduunka oo sheegtay in ay la shaqayn doonto dawladda Soomaaliya iyo hay’addaheeda Maaliyadda
Muqdisho (WDN)- Dawladda Soomaaliya iyo hay’adda lacagta Adduunka ee IMF, ayaa gaarey heshiis ku aadan geedi socodka deyn Cafinta Soomaaliya iyo dib u eegista wajiyada 2aad iyo 3aad barnaaminka ECF ee dib u qaabaynta hanaanka maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya. Hay’adda IMF ayaa sheegtey in ay sii wadi doonto wada shaqayntii kala dhaxeysay dawladda Soomaaliya...



