Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 477
Post

6.9M Somalis under severe food insecurity: Gov’t

MOGADISHU, Somalia’s National Drought Relief Committee on Thursday said 6.9 million people in the Horn of African country are facing severe water shortages and food insecurity as the worst droughts in decades have escalated in the region. The drought has affected 90% of the country’s landmass and 66 districts across the county. Abdirahman Abdishakur Warsame,...

Post

Secretary Blinken’s Call with Somali President Hassan Sheikh

Secretary of State Antony J. Blinken spoke today with Somali President Hassan Sheikh Mohamud. Secretary Blinken congratulated him on his election and discussed our shared interests in supporting Somalia on its path to democracy and stability. They discussed the importance of political reconciliation, developing security forces that can assume responsibility from the African Union Transition...

Post

Xasan Sheekh iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mareykanka oo khadka Teleefanka ku wada hadley

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wada hadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken isagoo kala hadlay iskaashiga labada dal iyo taageerada Mareykanka uu siiyo dawladda Soomaaliya. Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Blinken uga mahadceliyey taageerada dawladiisa marwalba la garab taagan dawladda Soomaaliya, waxa uuna ka codsadey in sare...

Post

Cabdiraxmaan C/shakuur oo kulan la qaatey guddiga gurmadka abaaraha Soomaaliya

Muqdisho (WDN) Gudiga gaarka ah ee abaaraha iyo gargaarka Bini’aadanimada Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud , Xildhinaan C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa galabta kulan la qaatey guddiga gurmadka abaaraha Soomaaliya. Kulanka ayaa mid isbarasho iyo is xog wareysi. Guddiga gurmadka abaaraha Soomaaliya ayaa warbixin ka siiyey ergeyga gaarka ah ee abaaraha iyo...

Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatey wafdi Midowga Yurub ka socda

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay hogaaminayso ergeyga Midowga Yurub uqaabilsan Soomaaliya marwo Annette Weber iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tiina Intelmann, isagoo kala hadley taageerada midowga yurub ee Soomaaliya iyo sidii sare loogu qaad lahaa. Kulankan ayey masuuliyiintu...

Post

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya dalka Equatorial Guinea

Muqdisho (WDN)- Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa maanta shir madaxeedka aan caadi ahayn uga furmayaa magaalada caasimadda u ah dalka Equatorial Guine ee Malabo, kaasi oo diiradda lagu saari doono hawlgalada argagixiso la dirirka iyo afganbiyada qaaradda Afrika ka dhacaya. Shir madaxeedka sanadkaan ayaa ka duwan shirarkii hore ee madaxda Afrika yeelan jireen, waxa uuna...

Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgalo ka fuliyey degmada Buurhakaba

Muqdisho (WDN)- Ciidamada sida gaarka ah y tababaran ee milatariga Soomaaliya ee DANAB, guutadda 16aad ayaa saaka hawlgalo qorsheysan ka fuliyey degmada Buurhakaba iyo deegaano ku teedsan ee gobolka Bay. Halkaas oo inta fadhiisin u ahayd xubnaha dhaqdhaqaaqa Alshabaab. Deegaanada ciidamada xooga hawlgalada ka fuliyeen ayaa waxa ka mid ah deegaanka Ceelbashiir oo degmada Buurhakaba...