Muqdisho (WDN)- Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha iyo gargaarka bini aadminimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa maanta ku dhawaaqay in dalka ay ka jirto xaalad bini aadmino oo aad halis u ah muhiimna ay tahay in si degdeg ah wax looga qabto. Waxa uuna maanta soo bandhigey xaaladda abaaraha dalka iyo saamaynta...
Author: WDN
African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems in Ethiopia
ACCRA, Ghana, The African Development Bank (www.AfDB.org) has signed an $830,000 technical assistance grant agreement for Ethiopia. The funds will help mainstream climate risk management, gender and resilience into economic planning and development in the country’s Ziway-Shallah sub-Basin. The signing took place on Thursday 26 May during the African Development Bank Group’s 2022 Annual Meetings,...
Taliyaha Cusub ee NISA oo xilkii la wareegay
Muqdisho (WDN)- Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ee maalintii khamiista aheyd golaha wasiiradu ansixiyeen Xildh. Mahad Maxamed Salaad, ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka kadib munaasabad ka dhacdey xarunta hay’adda ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda xilwareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisal Wasaaraha xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Wasiirada Gaashaandhiga Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka...
Israsaaseyn sababtey dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacdey agagaarka isgoyska Banaadir ee Muqdisho
Muqdisho (WDN) Saddex qof oo mid ka mid ah uu yahay askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka 2-na rayid tahay ayaa ku dhimatey, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen israsaaseyn ka dhacdey inta u dhaxaysa isgoyska Banaadir iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Israsaaseynta ayaa ka dhalatey markii 3 askari oo ku labisnaa kaakiga milatariga Soomaaliya...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyadda oo sheegay in muddo xileedkii Hay’adda Isgaarsiinta uu dhamaatey
Muqdisho (WDN)- Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyadda ee Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Sheekh Axmed, ayaa maanta qoraal uu soo saarey ku sheegay in muddo xileedka hay’adda isgaarsiinta qaran uu dhamaadey kaasi oo ahaa muddo 4 sano ah. Wasiirka ayaa ku wargeliyey dhamaan mas’uuliyiinta qaran iyo madaxda shirkadaha gaarka loo leeyahay ee isgaarsiinta, in muddo xileedka...
Ethiopia to start third filling of GERD in August with no delays: Dam project manager
Horo’s announcement came during an official launch event for the first phase of generating electricity from the GERD, which was attended by Prime Minister Abiy Ahmed and a large number of national and local officials. Horo ruled out delaying the third filling of the dam, describing it as “an automatic process.” He added that “the dam is...
QM oo muddo kordhin u samaysay UNSOM iyo Xoghayaha Jamaacadda Carabta oo khadka taleefanka kula hadley Madaxweyne Xasan
Muqdisho (WDN)- Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay15-kiisa xubnood, ayaa si wada jir ah isugu raacey in muddo kordhin lagu sameeyo hawgalka qaramada Midoobey ee lagu taageeraayo Soomaaliya ee UNSOM. Qaraarka cusub ee Golaha Ammaanka kasoo baxay ee tirsigiisu yahay 2632, ayaa lagu mudeeyey hawlgalka UNSOM kaasi uu socon doonaa ilaa taariikh 31 October 2022. 15-ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay in dawladiisu xoogga saari doonto shaqo abuurka dhalinyarada
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan uu la qaatey qeyb kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ku sheegay qorshaha dawladiisa ee horumarinta dhalinyarada iyo abuurista fursado shaqo ay helaan dhalinyarada Soomaaliyeed. Md. Xasan Sheekh ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya hawlaha diiradda ay saari doonto ay ugu muhiimsantahay abuuridda fursado shaqo qaran oo...
The power of donor’s aid conditionality in the Somali election
By Jamal A. Mohammed The fall of Somali government can be traced back to poorly managed democratic governance since 1969. The universal suffrage election model only happened in the 60s and subsequent attempts of state-rebuilding process favored transition governments and indirect elections based on clan sharing arrangements. The elections in the 60s coincided with a...
Golaha Wasiirada Xukuumada Xilgaarsiinta oo Ansixiyay Miisaaniyada iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka
Muqdisho (WDN)- Kulankii Golaha wasiirada Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya, ayaa maanta meelmariyey miisaaniyadda dawlada 2022, taasi oo gaaraysa adduun lacageed oo dhan 918.7 milyan oo dollar. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa Golaha Wasiirada faahfaahin ka siiyey miisaaniyadda ay wasiiradiisu golaha soo hor dhigtey, taasi oo ay ugu danbeyn la ansixiyey. Sidoo kale...

