Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 475
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusha Mareeb gaarey

Muqdisho (WDN)- Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaarey magaalada Dhuusa Mareeb ee maamulka Galmudug. Halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen masuiliyiin uu hormuud u ahaa Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor iyo dadweyne aad u tira badan. Socdaalka Madaxweynaha Xasan ku tagay Dhuusa Mareeb ayaa ka mid...

Post

Xasan Sheekh oo shacabka Soomaliyeed ka codsadey in gurmad degdeg ah lala gaaro dadka abaaruhu saameeyeen

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii 2aad ku sugan xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed, ayaa maanta u kuur galay xaaladda abaaraha ee deegaanada maamulkaasi dhuftey isagoo uu wehliyo madaxweynaha maamul goboleedkaasi C/casiis Laftagareen. Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq u direy shacabka Soomaaliyeed meelwalba ay joogaan in ay...

Post

Guddiga amniga munaasabadda caleema saarka madaxweynaha oo la magacaabay

Muqdisho (WDN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Md. Maxamed Xuseen Rooble, ayaa magacaabay guddiga amniga xafladda caleema saarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee lagu wado in ay dhacdo 9-ka bisha June 2022. Munaasabadda caleema saarka madaxweynaha ee 15-kii May la doortey ,ayaa waxaa ka qeybgeli doona madax dhawr ah oo dalalka deriska Soomaaliya ah iyo...

Qaramada Midoobey oo ka digtey khatarta ka jirta abaaraha Soomaaliya
Post

Qaramada Midoobey oo ka digtey khatarta ka jirta abaaraha Soomaaliya

Muqdisho (WDN)- Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula,  oo ka mid ahaa wafdigii madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku tilmaamay mid xanuun badan abaarta ka jirta Soomaaliya gaar ahaan deeganada maamulka koonfur galbeed oo uu maanta soo indho indheeyey. Adam Abdelmoula  booqashadiisa magaalada Baydhabo ka dib oo tilmaamay...

Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho Baydhabo ku tagey

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkiisii ugu horeeyey maanta ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Halkaasi oo illaa shalay ay ka socotey qabanqaabada soo dhawayntiisa. Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed Md. Cabdicasiis laftagareen iyo masuuliyiin uu hogaaminaayo iyo agaasimaha Madaxtooyada Xuseen Sh. Maxamed...

Post

Eritrean troops shell town in north Ethiopia – U.N.

NAIROBI, (Reuters) – Eritrean forces shelled a town in north Ethiopia over the weekend, according to internal U.N. documents and regional forces, in a rare bombardment after two months of relative peace in the Tigray conflict. Bulletins from the United Nations seen by Reuters cited information from humanitarian organizations in Shiraro saying at least 23...

State Building: Reconstruction from bottom up
Post

State Building: Reconstruction from bottom up

WardheerNews Editorial Section 1 of Article 1 of the Somali Draft Constitution starts with these solemn words:  “Somalia is a federal, sovereign, and democratic republic founded on inclusive representation of the people and a multiparty system and social justice.” President Hassan Sheikh Mohamoud and his incoming administration must inject new energy to resuscitate the weakened...

Post

Xasan Sheekh Maxamuud oo ku wajahan magaalada Baydhaba

Muqdisho (WDN)- Qabanqaabada soo dhawaynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Baydhaba, xilli maalinta berri ah lagu wado in halkaasi uu gaaro . Wafdi uu hogaaminayo agaasimaha guud ee madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, halkaasi oo uu ka socoto...