Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xaflad ballaaran oo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka dhacdey lagu caleemo saarey. Xafalddaasi oo ay kasoo qeybgaleen wufuud caalami ah oo isugu jirta madaxweynayaal, ra’iisal wasaarayaal,wasiiro iyo safiiro. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u mahadceliyey ka soo qeybgalka wufuudda caalamiga ah ee munaasabadda...
Author: WDN
Ra’iisalwasaare Rooble oo ku dhawaaqay in waddooyinka Muqdisho la xirayo munaasabadda caleema saarka awgeed
Muqdisho (WDN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu soo rogey bandow bilaabanaya 10:00 PM Caawa ilLaa berri oo khamiis ah 05:00 Galabnimo munaasabadda caleema saarka awgeed. Waxa uuna shacabka ka codsadey in ay dulqaad muujiyaan una hogaansamaan awaamiirta laamaha amniga. Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa sheegay...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la taliyeyaal cusub magacaabay
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa magacaabey la taliyeyaal dhanka Federaalka iyo Arrimaha Dastuurka, xilli maalinta berri lagu wado in ay dhacdo munaasabadda caleema saarkiisa oo wufuudda ka qeybgalaysa illaa iminka kasoo dagayaan garoonka caalamiga ah ee Aaden Cadde. Wareegto uu saarey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayuu ku magacaabey la taliyayaal cusub: 1. Dr....
Mogadishu shops shuttered as soaring food prices add to desperation in Somalia
Fardowsa Nur Arab, a widow with four children, has no idea how to keep her family going. Skyrocketing prices are forcing her to shut the small restaurant she has been running in Mogadishu’s bustling Zoobe Junction for the past five years. “I am losing my only source of income,” she says. “People can no longer...
Humanitarian Assistance to Communities in Northern Ethiopia
Press statement US State DeparmentAnthony Blinken, Secretary of State The United States welcomes the progress in securing more regular access for humanitarian assistance to communities in need in the Afar, Amhara, and Tigray regions of Ethiopia. In the past seven days, more than 1,100 trucks have reached Tigray to deliver life-saving food, malnutrition treatment and...
The Unofficial Inaugural Address of President Hassan Sheikh Mohamud
By Dr Aweys Omar Mohamoud My fellow citizens, in this most solemn occasion, let’s pay tribute to all our Presidents who served our nation and had shown statesmanship, magnanimity, and generosity of spirit. I hope and pray that my government will follow suit to show wisdom and magnanimity. I thank President Farmaajo for his service...
Jubbada Dhexe oo xaalad bini’aadanimo oo halis laga soo sheegayo
Muqdisho (Muqdisho)- Xaaladdo bini’aadanimo oo aad u adag ayaa laga soo sheegayaa gobolka Jubbada Dhexe ee maamulka Jubbaland, halkaasi oo saamaysay abaar aad u daran. Waxaa xaaladda sii adkeynaya gacan ku haynta kooxda Alshabaab oo inta badan deegaanadaasi ka taliya, taasi oo meesha ka saareysa in wax gargaar ah la gaarsiiyo. Maamulka Jubbaland ayaa ka...
Hawlgal lagu dilay sarkaal sare oo Alshabaab ah oo ka dhacay Koonfur Galbeed Soomaaliya
Muqdisho (WDN)- Ciidamada ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, ayaa hawlgalo ka dhan ah xarakada Alshabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolada Shabeelaha Hoose iyo Bakool oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Mid ka mid ah hawlgaladaas ayaa ka dhacey deegaan qiyaastii 65 KM u jira...
What is awaiting Somalia’s newly elected president after the conclusion of elections?
By Mohamed Ahmed Adan and Ibrahim Mukhtar A protracted atmosphere of political disarray in Somalia came to an end after former president Hassan Sheikh Mohamud was re-elected as Somalia’s 10th head of state on May 15 after defeating the incumbent president Mohamed Abdullahi Farmajo in the final round of the elections. Farmajo was swift to...
Wasaaradda Gargaarka oo deeq raashin ah gaarsiisey barakacaay Muqdisho ku sugan
Muqdisho (WDN)- Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya, ayaa maanta deeq gargaar ah waxa ay gaarsiisey boqolaal dad ah oo ku nool kaamam ku yaalla degmada CabdiCasiis ee gobolka Banaadir. Kuwaasi oo kasoo barakacey deegaanada Abaaraha aadka u saameeyeen ee koonfurta Soomaaliya. Deeqdan oo ahayd Raashin ayaa waxaa la gaarsiiyey 600 oo...

