Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 462
Ethiopian rebels propose humanitarian truce amid drought
Post

Ethiopian rebels propose humanitarian truce amid drought

NAIROBI, Kenya — An Ethiopian rebel group has proposed a humanitarian truce to facilitate assistance to hungry people in the country’s Oromia region as it warns of famine. The Oromo Liberation Army has been engaged in a deadly conflict with the Ethiopian government, which has labeled it a terror group. The OLA statement on Wednesday...

Conflict causes displacement and rising food prices in Somalia’s Bakool region
Post

Conflict causes displacement and rising food prices in Somalia’s Bakool region

(ERGO) – Conflict in southern Somalia’s Bakool region has pushed hundreds of families to abandon their villages and migrate to other areas along the border with Ethiopia, where they face food shortages and huge price rises. Many families have moved to border towns Yeed, Aato and Washaqo in Bakool, with others migrating across the border into...

Ruto Reveals Details Of His Phonecall Conversation With Raila Before Being Announced As President Elect
Post

Ruto Reveals Details Of His Phonecall Conversation With Raila Before Being Announced As President Elect

The President elect Dr. William Ruto has revealed that he spoke with Azimio candidate Raila Odinga, before he was declared the winner of the August 9 General Election by IEBC Chairman Wafula Chebukati. While speaking to the media at the Bomas of Kenya, William Ruto stated  that he had called Raila in early Monday morning...

Ciidamada Amaanka Hirshabeelle oo fashiliyey qaraxyo lala damacsanaa qeybo ka mid ah magaalada Jowhar
Post

Ciidamada Amaanka Hirshabeelle oo fashiliyey qaraxyo lala damacsanaa qeybo ka mid ah magaalada Jowhar

Muqdisho (WDN)- Ciidamada Amaanka Maamul Goboleedka Hirshabeelle, ayaa maanta gacanta ku dhigey qaraxyo dhawr ah oo la doonayey in laga sameeyo qeybo ka mid ah xaafadda Horseed ee magaalada Jowhar xarunta KMG ah ee maamulkaasi. Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in ay qaraxyada ay qabteen ay ahaayeen miinooyinka dhulka lagu aaso, kuwaasi oo sida ay sheegeen...

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo la Wareegay Shaqadii Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
Post

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo la Wareegay Shaqadii Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka

Muqdisho (WDN)- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Kukuumadda Federalka Soomaaliya Md.Saalax Jama ayaa maanta goobjoog ka ahaa munaasabad xafiiska Ra’iisul Wasaarahu kula wareegaayey Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo horay Wasaarad buuxda u aheyd Wasiiru Dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Md.Xirsi Jaamac Gaani, ayaa wasiirkii hore ee Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka iminkana ah wasiirka Haweenka iyo Xaquuqal Insaanka...

William Ruto named President elect
Post

William Ruto named President elect

Independent Electoral and Boundaries Commission (IEBC) chair Wafula Chebukati has declared DP William Ruto Kenya’s President elect. Mr Ruto was declared the winner of a closely fought election after garnering 50.49% of the vote against Raila Odinga’s 48.85%.  The announcement at the Bomas of Kenya auditorium, which comes six days after Kenyans went to the ballot, was followed by jubilation from the...

Post

Ra’iisal Wasaare Xamse oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay ka qeyb qaadashada gurmadka abaaraha

Muqdisho (WDN) Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeybgalay munaasabad xukuumadda cusub lagu taageerayey oo ay soo abaabuleen bulshada gobolka Banaadir, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo ganacsatada ka qeyb qaadashada gurmadka xukuumadda ay waddo ee loogu gurmanayo dadka abaaruhu saameeyeen. Md. Xamse ayaa sheegay in la joogo waqtigii...

Ruto edges ahead in Kenya’s presidential race: Early results
Post

Ruto edges ahead in Kenya’s presidential race: Early results

Deputy President William Ruto has edged ahead of his main rival Raila Odinga in Kenya’s presidential election, partial official results have shown, as the country remained on tenterhooks for the final election outcome. Ruto scored 51.25 percent of the vote on Sunday, reversing earlier gains for Odinga, who had 48.09 percent, according to figures from the Independent...

Xil wareejinta Wasiiraadda xukuumadda cusub oo soo gabagaboobaysa, iyada oo saameyn ku yeelatay isusocidka Bulshada Muqdisho
Post

Xil wareejinta Wasiiraadda xukuumadda cusub oo soo gabagaboobaysa, iyada oo saameyn ku yeelatay isusocidka Bulshada Muqdisho

Muqdisho (WDN) Iyada oo maalmahanba ay socotay munaasabado kale gedisan oo xilka Wasiiradda Xukuumadda cusubi ay kula wareegayaan xilka, ayaa maanta ku soo gabagowday maagaladda Muqdisho. Xil wareejinkta oo uu hormuud ka ahaa Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre, ayaa saamayn weyn ku yeelatey isu socodka gaadiidka dadweynaha, waxaana gebi ahaanba la...

Post

Dowladda Imaaraadka oo Deeq Gargaar ah soo Gaadhsiisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho (WDN) Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq gargaar ah ku wareejisey xukuumadda Federaalka Soomaaliya, taasi oo loogu talo galey gurmadka malaayiinta Soomaaliya ee abaaruhu waxyeeleeyeen. Deeqdaan ayaa ahayd deeq raashiin ah oo kala duwan oo ka kooban 90 Kunteenar waxaana xukuumadda Soomaaliya ku wareejiyey danjiraha Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya Axmed Maxamed Cusmaan. Wasiirka...