Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 444
Post

Ethiopia asserts government got ‘100%’ in Tigray peace deal

By CARA ANNA; Associated Press NAIROBI, Kenya — Officials close to peace talks aimed at ending Ethiopia’s deadly two-year war confirmed the full text of the signed accord on Thursday, but a key question remains: What led Tigray regional leaders to agree to terms that include rapid disarmament and full federal government control? A day after the...

Post

Golaha Wasiirada oo warbixin ka dhageystay guddiga qaran ee loo saarey qaraxyadii Zoope iyo qorshyaasha ka dhanka ah Al Shabaab

Muqdisho (WDN)- Guddiga Qaran ee loo xilsaarey gurmadka qaraxyadii Zoope ayaa maanta warbixino ka siiyey Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya halka ay marayaan hawlaha gurmadka, waxa uuna guddiga sheegay in dhaawacyada halista ahaa loo qaaday dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya sida dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Guddiga ayaa sidoo kale warbixintiisa ku sheegay in...

Post

Xasan Sheeh oo madaxda jaamacadda Carabta ka codsadey in laga gacansiiyo khataraha Alshabaab iyo saamaynta isbadalka cimilada

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh ayaa maalintii 2-aad ka qeybgalaya kalfadhiga 31-aad ee shirka madaxda dalalka ku bohoobey Jaamacadda Carabta, kaasi oo diiradda lagu saarayey arrimo dhawr ah oo ay ugu muhiimsanyihiin xal u helidda dhibaatooyinka amaaanka ah ee dalalka Carabta ka taagan,saameynta isbedelka cimilada iyo midnimada dalalka carabta. Madaxweyne Xasan...

Post

Treasury Sanctions Terrorist Weapons Trafficking Network in Eastern Africa

WASHINGTON — Today, the Treasury Sanctions Terrorist Weapons Trafficking Network in Eastern Africa’s Office of Foreign Assets Control (OFAC) took action against the Islamic State in Somalia (ISIS-Somalia), its first designations against this affiliate of the Islamic State of Iraq and Syria (ISIS). This action follows OFAC’s recent October 17, 2022 designations of al-Shabaab financial...

Post

Dad Alshabaab u qaabilsanaa arurinta lacaga baadda ah oo gacanta lagu dhigay

Muqdisho (WDN)- Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee hawlgalada ka dhankla ah kooxda Alshabaa  ka wada gobolka Shabeelaha dhexe, ayaa maanta soo bandhigey 2 nin oo lagu sheegay in ay kooxda Alshabaab u qaabilsanaayeen arurinta lacagaha baadda ah ee kooxda ka qaadeysay ganacsatada iyo shacanka gobolkaasi. Labadaan qof ayey ciidamada  xooga kusoo bandhigeen deegaanka Warciise waxaana...

Post

Hawlgalka Qaramada Midoobey Soomaaliya ee UNSOM oo waqtiga loo kordhiyey

Muqdisho (WDN)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay  ayaa waqtiga u kordhiyey muddadii hawlgalka ee ay ka wadeen Soomaaliya, waxaana lagu daray muddo hal sano oo cusub. Arinkan ayaa ka dambeeyay kadib markii uu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey uu dib u eegis istaraatiijiyadeed  ku sameeey  howlgalka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Golaha Amaanka ayaa...

Warmurtiyeed: Golaha Wadatashiga Qaran
Post

Warmurtiyeed: Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho (WDN)- Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee hoggaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawlad Gobolleedyada Xubnaha ka ah, ayaa maanta lasoo gabagabeeyey. Golaha ayaa soo saaray warmurtiyeed ay ku mideysan yihiin oo ku saabsan qodobadii  iyo go’aamadii shrka lagu gaadhay. Golaha ayaa marka hore tacsi u diray qoysaska iyo ehelada dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay...

Meydad hor leh oo laga soo saaray burburka dhismayaashii uu saameeyey qaraxii Muqdisho
Post

Meydad hor leh oo laga soo saaray burburka dhismayaashii uu saameeyey qaraxii Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Meydadka dad hor leh aan la aqoonsan ayaa laga soo saarey dhismayaashii ku burburey qaraxyadii is xigey ee maalintii sabtida ahayd lala beegsadey xarunta wasaaradda waxbarashada,hiddaha iyo tacliinta sare kaasi oo masuuliyadiisa ay sheegatey xarakada Alshabaab ee dagaalka kula jirta dawladda federaalka Soomaaliya. Kooxaha gurmadka degdega ayaa weli wadda baaritaano xoogan oo lagu...

Shacabka Muqdisho iyo ciidanka oo isu xilqaamay gurmad dhiig shubis iyo cunto qeybin ka bilaabay xarumaha caafmaadka
Post

Shacabka Muqdisho iyo ciidanka oo isu xilqaamay gurmad dhiig shubis iyo cunto qeybin ka bilaabay xarumaha caafmaadka

Muqdisho (WDN)- Shacabka ku nool magaalada Muqdisho iyo askar ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabay xarumaha caafmaadka caasimadda Muqdisho olole is xilqaan ah oo ay gurmad dhiig shubis iyo cunto qeybin ay ugu fidinayaan dadkii shalay ku dhaawacmey qaraxyadii is xigey ee lala beegsadey xarunta Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee...