Somalia’s biggest telecoms operator Hormuud has claimed that the Somali militant group Al-Shabab is deliberately destroying telecoms infrastructure. According to The East African, telecoms infrastructure has been destroyed in Galmudug, Central Somalia, in what Hormuud says is an attempt to limit communication and coordination against the terror group The attack which happened on Monday (November 7),...
Author: WDN
Alshabaab oo lagala wareegay deegaan muddo 15 sano ay ka talinayeen
Muqdisho (WDN) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamada deegaanka ayaa kooxda argagixisada ah ee Alshabaab kala wareegay deegaanka Wabxo iyo tuuloyinka ku xeeran oo muddo 15 sano ay ka talinayeen, kadib dagaal saacado badan socday khasaaro xoog lehna uu ka dhashay. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Jen.Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa...
Somalia retakes key town controlled by al-Shabaab for over 15 years
MOGADISHU– Somalia’s military has captured a strategic town in the central Galgaduud region that was controlled by the al-Shabaab terrorist group for more than 15 years. The town of Wabho was retaken as part of an ongoing new offensive against the terrorist group, Defense Ministry spokesperson Gen. Abdullahi Ali Aanod said at a news conference...
Wasaaradda Maaliyadda oo kulan la qaadatey ganacsatada Soomaaliyeed digniin culusna gaarsiisey
Muqdisho (WDN)- Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa maanta xarunta wasaaraddaasi waxa ay kulan kula qaateen xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed, kaasi oo diiraradda lagu saarey sidii wax looga qaban lahaa dhaqaalaha ay helaan Ururada argagixisada ah ee Al-shabaab iyo Daacish. Shirka waxaa ka soo qayb galay madaxda shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ka shaqeeya...
Egypt eyes diplomatic payoff from hosting COP27 climate summit
CAIRO (Reuters) – When Egypt hosts the COP27 climate summit this week it will be hoping for an injection of international legitimacy as well as green financing at a time when its economy has been struggling and it has faced rising criticism over human rights. The United Nations climate talks in the Red Sea resort...
Hay’adda Sirdoonka Qaranka oo hawlgalo ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay Koonfur Galbeed
Muqdisho (WDN)- Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA), ayaa howlgalo qorsheysan oo ay fulisey kana dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyau deegaanka Galka Saalimow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in howlgalka ciidamada NISA ka fulisay degaanka...
Alshabaab oo qarax la beegsatey xerada Jen. Dhagobadan ee magaalada Muqdisho
Muqdisho (WDN)- Qarax xooggan oo caawa jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir, ayaa ka dhacay Xerada tabbabarka ciidanka xoogga dalka ee jeneraal Dhaga-badan ee ku taalla degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Qaraxaan ayaa ahaa mid is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xiray jaakad walxaha qarxa laga soo buuxiye , waxaana lala...
Maamulka Hirshabeelle oo ugu baaqay dadkii ka barakacey deegaanka Masaajid Cali Gaduud in dib ay ugu soo laabtaan guryahooda
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Md. Cali Guudlaawe ayaa ugu baaqay dadkii rayidka ahaa ee ka barakacey deegaanka Masaajid Cali Gaduud, in ay guryahooda dib ugu soo laabtaan. Md. Guudlaawe ayaa sheegay in amniga deegaankaasi si buuxda loo sugay, isla markaana laga saaray miinooyiinkii iyo qaraxyadii kooxda Alshabaab deegaanadaasi ku aaseen. Md. Cali Guudlaawi oo...
Ahead of the midterm election, young immigrant voters detail their concerns and hopes for Maine
There are two Somali Americans running for seats in the Maine Legislature this year, and a growing number of Mainers from immigrant backgrounds are seeking, and winning, positions in municipal government. Still, some say much more representation is needed in the state. That’s one point that came up during a virtual roundtable discussion hosted by Maine...
Russia, Turkey to deliver grain free of charge to needy countries: Erdogan
Russia and Turkey have reached an agreement to deliver grain free of charge to countries in need including Djibouti, Somalia and Sudan, Turkish President Recep Tayyip Erdogan said on Friday. Russian President Vladimir Putin “told me during our telephone conversation that we should send grain free of charge to countries including Djibouti, Somalia and Sudan....

