Muqdisho (WDN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre, ayaa furay shirka hannaanka wada-shaqeynta ee u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka isagoo tilmaamay in Soomaaliya ay ka gudubtay dhibaatooyin badan haddana ay lugta saartey horumar. Ra’iisal Wasaare Xamse oo xukuumaddiisa ku tilmaamey xukuumad Dan-Qaran ayaa kulanka kusoo bandhigay siyaasadda ku aadan...
Author: WDN
Humanitarian operations in Somalia remain challenging: UN
MOGADISHU, Somalia –The operational environment in Somalia in October continued to remain challenging amid a devastating drought in the Horn of African country, the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) said on Thursday. The UN agency said the security situation in the country continued to deteriorate with the escalation of armed conflict between terrorist group...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay in si rasmi ah uu u bilowday hawlgalada ka dhanka ah Alshabaab
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Lafta Gareen, ayaa magaalada Baraawe ee xarunta rasmiga ee maamulkaasi kulamo kala duwan kula qaatey odayaasha dhaqanka, culuma’udiinka, ganacsatada, saraakiisha ciidamada xoogga iyo bulshada. Waxa uuna ku dhawaaqay in si rasmi ah maamulkiisu u bilaabay hawlgalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, isagoo bulshada Shabeelaha Hoose ku...
Somalia in Crisis: Is Hassan Sheikh Mohamud Presidency Failing Again
By Ahmed Ibrahim, Ph.D Somalia is on a dangerous precipice. The government is overwhelmed by the growing number of Al-Shabaab attacks. Nevertheless, with over five months after being re-elected, President Hassan Sheikh has facilitated the emergence of failed security and a government based on the structure of patronage and the absence of accountable administration, nepotism,...
Daladda Culimadda Soomaaliyeed oo cambaareysay dilka wadaad caan ah oo Muqdisho lagu diley
Muqdisho (WDN)- Daladda Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa maanta cambaareeyey dil magaalada Muqdisho loogu geystay xalay fiidkii Sheekh Cabdicasiis Maxamed Xersi, oo ka mid ahaa culimada magaca ku leh bulshada Soomaaliyeed kana mid ahaa culimada sida aadka uga soo horjeeda fikirka kooxaha xagjirka ah. Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Daladda Culimada Soomaaliyeed ayaa si aad ah...
Sirdoonka Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis ku gaarey magaalada Addis-Ababa
Muqdisho (WDN)- Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo dhigiisa dalka Itoobiya (NISS) Temesgen Tiruneh Dinku, ayaa heshiis iskaashi ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Labadaan masuul ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee NISA iyo NISS ay yeeshaan wada shaqeyn ku qotonta is dhaafsiga...
Ethiopia says Tigray aid allowed, agencies say still no access
NAIROBI, (Reuters) – Ethiopia’s government said on Friday that international aid was “allowed and ready” to move into Tigray, after humanitarian agencies said they were still awaiting access to the war-ravaged region nine days after a truce was declared. Under the ceasefire agreement signed Nov. 2 with the Tigray People’s Liberation Front (TPLF), which controls the region,...
Federalism in Somalia: Challenges Unpacked
By Muse Duale Aden What would it take to make federalism a reality in the country? Somalia adopted federalism on 1 August 2012 through the constitutional assembly as a “holding together” device in the face of internal conflict. Somalia is not the only African country in the post – Cold War that seriously considers addressing...
Madaxweynaha JFS oo dib u habayn ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh, ayaa wareegto uu soo saaray ku kala diray Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Golahaasi oo ay ku bahoobeen khubaro dhaqaalaha aqoon durugsan u leh, ayaan la sheegin sababta loo badalay. Kala dirida xubanaha Galaha Dahqaalalaha ayaa dad badani ka biyo diiddeen, iyaga oo saluugsan xubanaha cusub iyo culeyska baahida qorshaha dhaqaale...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaadhay dalka Ereteriya xilli dagaalka ka dhanka ah Alshabaab meel xasaasi ah marayo
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo u tagay dalka Ereteriya, ayaa gaadhay magaalada Asmara, halkaasi oo wada hadalo uu kula yeelan doono dhigiisa dalkaasi Asias Afwerki. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya oo lagu baahiyey barta Facebook, ayaa ujeedada socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Ereteriya lagu sheegey mid mudnaanta lagu...