Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 441
Post

Somalia Warns Arms Sales Restrictions Undermine Fight Against al-Shabaab

Restrictions on weapons sales to Somalia are undermining efforts to thwart al-Shabaab insurgents that are trying to overthrow the government, a cabinet minister has warned. A military offensive has freed a large swathe of territory from the al-Qaeda-linked group’s control over recent months, but more weapons and support are needed to sustain troop deployments to...

Xaalad nololeed oo adag oo ka taagan deegaanada maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya
Post

Xaalad nololeed oo adag oo ka taagan deegaanada maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya

Muqdisho (WDN)- Xaaladda nolosha shacabka ku nool deegaanada hoos taga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa laga deyrinayaa xilli maamulkaasi uu ku dhawaaqay hawlgalo ka dhan ah kooxda Alshabaab oo maamusha deegaano badan oo ka tirsan gobolada Shabeelaha Hoose, Bay iyo Bakool. Hawlgalada maamulka Koonfur Galbeed uu ku dhawaaqay ee lagaga soo horjeedo kooxda Alshabaab, ayaa...

Isha Cumar ka lulata/The Knocked-Out Eye of the Hyena: Somali Folk Tales
Post

Isha Cumar ka lulata/The Knocked-Out Eye of the Hyena: Somali Folk Tales

Reviewed by: Adan Makina Author: Dr. Georgi Kapchits Publisher: Hill Press Editor’s Note: WardheerNews, the most scholarly and journalistic digitized online magazine in the Horn of Africa wishes to share with its readers a review of the recently published book Isha Cumar ka lulata/The Knocked-Out Eye of the Hyena: Somali Folk Tales by Author Georgi...

Post

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in saraakiil Alshabaab ah lagu dileen hawlgal qorsheysan

Muqdisho (WDN)- Dagaal xoog leh ayaa maanta deegaanka Durshaan Shabeelle oo qiyaastii 35 KM u jirta degmada Xudur ee gobolka Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed ku dhexmarey ciidamada xoogga oo kaashanaya ciidamada deegaanka iyo maleeshiyaad ka tirsan xarakada Alshabaab oo deegaankaasi fariisin ku lahaa. Qoraal kasoo baxey hoggaanka hawlgalada ciidamada Xoogga Dalka ee Koonfur Galbeed,...

Post

Trapped Between Extremist and Extreme Weather, Somalia Braces for Famine

The sea of rag-and-stick tents that spreads in every direction from the hungry, embattled city of Baidoa, in southern Somalia, gives way to sprawling plains controlled by the militants of Al Shabab. Over 165,000 refugees have streamed into Baidoa since early last year, fleeing the ravages of Somalia’s fiercest drought in 40 years. Among them...

Post

Ergeyga cusub ee Midowga Afrika Soomaaliya oo Muqdisho soo gaarey

Muqdisho (WDN)- Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna madaxa howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu ula wareego xafiiska sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay hawlgalka ATMIS. Danjire Mohammed El-Amine Souef  ayaa xilkan waxaa bishii Sebtember u magacaabay Madaxa  Midowga...

Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagey deegaanada Maxaas iyo Baxdo ee gobollada Hiiraan iyo Galmudug

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku hawlan dardar galinta howlgalada dalka ka socda ee looga soo horjeedo kooxda Alshabaab, ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud ee maamulka Galmudug, halkaasi oo si diiran  ay ugu soo dhaweeyeen madaxweynaha maamulkaasi Cabdi Xasan Qoorqoor, wasiirro, xildhibaanno iyo shacabka deegaanka. Madaxweyne Xasan...

Post

The Question of Sharia Application in Somalia

By Prof. Abdurahman Abdullahi (Baadiyow)[1] Sharia laws have been accepted and partially implemented in Somalia throughout its history. However, the modern call for the realization of Sharia is ascribed to the Islamist movements advocating its comprehensive application in all aspects of life. “Application of Sharia” may not be the most accurate term. Instead, we suggest...

Post

‘Without water, we die’: Historic drought in Somalia leaves millions clinging to life

DOOLOW, Somalia — Before the start of the worst drought Somalia has experienced in four decades, 30-year-old Nuurto Ali Issaq tended to 40 goats and other livestock as a pastoralist, having just enough resources to make a living and feed herself and her five children. But less than three years later, with the East African country...

UN maintains Somali arms embargo over government objections
Post

UN maintains Somali arms embargo over government objections

UNITED NATIONS (AP) — The United Nations Security Council voted Thursday to maintain an arms embargo on Somalia over strong objections from its government, saying the al-Shabab “terrorist group” still seriously threatens peace and stability in the region and sanctions are needed to degrade its activities. The resolution, which also expresses concern at the continued presence of...