MOGADISHU, (Reuters) – Militants from Somalia’s al Shabaab attacked a military base in the central Galgaduud region on Friday, the group and a local government minister said, prompting violent clashes as the army and allied clans sought to repel them. The early morning attack in the village of Qayib, which included suicide car bombs, comes...
Author: WDN
Xukuumadda Soomaaliya iyo dayaaradaha Mareykanka oo beegsadey maleeshiyaadka Alshabaab ee deegaanka Ceeldheere
Muqdisho (WDN)- Hawl gal qorsheysan oo Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), ciidanka Xoogga Dalka iyo maleeshiyaadka deegaanka ee Macwisleyda, saacado badan qaatay ka fuliyay deegaanka Ceeldheere oo dhaca xuduudda gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Hawlgalka oo lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda argagixsada ah ee Alshabaab, oo goobtaasi isku urursanayey. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta...
WFP accelerates humanitarian operations in Northern Ethiopia
ADDIS ABABA – The United Nations World Food Programme (WFP) has delivered over 2,400 metric tons of food, medical, nutrition and other lifesaving supplies to Ethiopia’s Tigray region following the signing of a peace agreement earlier this month and the reopening of all four road corridors. However, deliveries of assistance within Tigray are not matching...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo degmada Cadale kula hadlay nabadoonada deegaanka ayaa sheegay in lasoo afjaro colaadda ka jirta deegaankaas
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, ayaa maanta kulan kula qaatay degmada Cadale duubabka dhaqanka, waxgaradka iyo nabadoonada beelaha dega deegaankaasi. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in lasoo afjaro colaadda in muddo ah ka taagnayd halkaasi oo u dhaxeysa beelo walaalo ah. Kulankaan...
Hawlgal lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab iyo weerar Alshabaab ku qaadeen deegaanka Qaayib ee Galgaduud
Muqdisho (WDN)- Sida lagu faafiyey warbaahinta rasmiga ee dawladda federaalka Soomaaliya, 15 xubnood oo ka tirsan tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan iyo duqayn ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen deegaanka Buulo Madiino oo tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Xubnahaan Alshabaab ee la...
Ethiopian Airlines to resume flights to Tigray as peace holds
Ethiopian Airlines, the leading African flag carrier, said on Wednesday that it has finalised preparations to resume flights to Tigray region, the CEO of the airline confirmed. All commercial flight services to and from Tigray, the northernmost region of Ethiopia, were suspended after conflict erupted in November Flight services restarted for a period after government...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday deegaanka Nuur Daqle oo dhawaan Alshabaab laga xoreeyey
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaarey Nuur-dugle oo ka tirsan deegaanada hoostaga maamulka Hirshabeelle, isagoo halkaasi ku kormeerey ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku guuleystay in Alshabaab deegaankaasi ka saaraan. Madaxweyne Xasan ayaa hadal kooban u jeediyey bulshada ku dhaqan Nuur-dugle. Madaxweynaha ayaa ciidamada xoogga dalka...
Xukuumada oo sheegtay in hawlgal qorsheysan lagu diley 49 Alshabaab ah
Muqdisho (WDN)- War ay faafisay Wakaaladda Wararka Soomaalila (SONNA), ayaa lagu sheegau in Ciidamada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada Soomaaliya, ay hawlgal qorsheysan ku dileen 49 xubnood oo ka tirsan tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab. Weerarka oo ka dhacey deegaanka Buulo Madiino oo tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed. Howlgalka oo ahaa mid...
Mashruuca taageerada dadka u nugul abaaraha oo Muqdisho laga daah furey
Muqdisho (WDN)- Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md.Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah furay mashruuca taageerada dadka nugul ee abaaruhu saameeyeen, kaasioo ay maalgalinayaan hay’addo gargaar oo ka socda dalalka Maraykanka iyo Ingiriisla. Mashruucan oo socon doona muddo 5 sanno ah, ayaa waxa uu ujeedadiisu tahay in la hormariyo nolosha dadka nugul ee ku...
Secretary Blinken’s Call with Ethiopian Prime Minister Abiy
Readout Office of the Spokesperson Secretary of State Antony J. Blinken spoke today with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed about efforts to bring lasting peace to northern Ethiopia. Secretary Blinken recognized ongoing efforts by the Ethiopian government to work towards unhindered humanitarian assistance and restoration of basic services in the Tigray Region as well as...


