Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha DF Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, ayaa la kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, iyada oo la sheegay in kalunkaasi la xirriray sare u qaadista xiriirka labada dal iyo taageerada Sacuudigu u fidiyo Soomaaliya. Kulanka ayaa la sheegay in faham dhinacyo badan taabanaysa...
Author: WDN
Al Shabaab oo qarax miino ku dishay maareeye xigeenkii Garoonka Jowhar iyo Dowladda oo sheegtay in ay Hawlgalo ka fulisay Mahadaay
Muqdisho (WDN)- Inta la xaqiijiyay laba qof ayaa ku dhimatay, laba kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxa ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta KMG ah ee maamulka HirShabeell,e sida wararka halkaasi ka imaanaya ay tilmaamayaan. Qaraxa oo ay mas’uuliyaddiisu sheegatay ururka argagixisada ah ee Al-Shabaab. ayaa waxa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso, taasi...
Analyzing Puntland’s ‘National Curriculum’ Part II
By Dr. Abdirizak H. Nurre Curriculum in use Purpose: The purpose of this paper is to analyze ‘Puntland National Curriculum Framework’ (PNCF) to understand its meanings. The paper examines the following area of the document: curriculum in use, which includes curriculum implementation, evaluation, and recommendations. Part three analysis will discuss reexamination, critiques, and recommendations in...
Doorka Maxkamadda Dastuurka: Afar iyo labaatan sanno kabacdi Maxkamadda Dastuuriga ee Puntland?
W/Q Siciid Maxamed Axmed “Carafaad” Dastuurka Soomaaliya oo la ansixiyey 2012 ayaa dhigaya Maxkamadda Dastuuriga[1]. Dastuurku wuxuu Maxkamaddan awood u siinayaa inay go’aan kama dambays ah ka gaadho dhammaan khilaafyada Dastuuriga ah, sida khilaafyada ka dhasha xilalka, awooddaha iyo shaqooyinka u dhexeeya hay’addaha Dastuuriga ah ee dawladda federaalka iyo kuwa dawlad gobolleedyadda. Sidoo kale waxaa...
Abiy Ahmed gained power in Ethiopia with the help of young people – four years later he’s silencing them
When Abiy Ahmed took power as Ethiopia’s prime minister in April 2018, he was the youngest head of government in Africa. At 42, he represented a stark contrast to many ageing African leaders who had been in position for decades. These leaders often stake their claim to power by referring to their victories in revolutionary wars many decades back....
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo meelmariyey sharciyo lagu xanibayo hantida dadka looga shakiyo maalgelinta Alshabaab
Muqdisho (WDN)- Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankiisa isbuuclaha ahaa oo uu shir gudoomiyey Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre, kaga hadlay hindiso sharciyeedyo muhiim u ah maareynta kheyraadka iyo dhaqaalaha dalka oo ay ugu danbeyn isku raaceen meelmarintiisa. Hindise sharciyeedyada golaha wasiirada maanta meelmariyey ayaa kala ah:b) Sharciga xayiraadda maaliyadeed ee cayiman iyo...
IMF Executive Board Concludes 2022 Article IV Consultation and Fourth Review of the Extended Credit Facility for Somalia
Washington, DC: On December 5, 2022, the Executive Board of the International Monetary Fund (IMF) completed the fourth review of the Extended Credit Facility (ECF) arrangement for Somalia. The Board’s decision enables the immediate disbursement of SDR 7 million (about US$ 8.9 million), bringing Somalia’s total disbursement under the Extended Credit Facility (ECF) and the Extended...
Hay’adda lacagta aduunka IMF oo sheegtey in Soomaaliya ay buuxisay shuruudaha deny cafinta
Muqdisho (WDN)- Hay’adda lacagta Adduunka ee IMF, ayaa soo saartay warbixin ku aadan qiimeynta barnaamijka ECF ( Extended Credit Facility) ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo habraaca geedi socodka deyn cafinta. Kaasi oo dadaal badan ay ku bixisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. IMF ayaa sheegtay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka gudubtay dhammaan sharuudihii...
974 stadium set to be demolished after hosting 7 World Cup matches
The Qatar World Cup stadium that hosted Brazil’s 4-1 drubbing of South Korea is now set to be demolished. Stadium 974 was built specifically for the World Cup and hosted seven matches over the course of the tournament. The 40,000 seater’s unique name originates from Qatar’s international dialling code. But more importantly, it refers to the...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadley guushii degmada Aadan Yabaal oo Alshabaab laga saarey
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyey guushii ugu wayneyd ee ciidamada dawladda iyo maleeshiyaadka deegaanka Macawisleyda ka gaareen kooxda Alshabaab, kadib markii ay kala wareegeen saldhigii ugu waynaa ay ku lahaayeen maamulka HirShabeelle, kaasi oo degmada Aadan Yabaal ayaa sheegay in guusha laga gaarey kooxdani ay...



