Muqdisho (WDN)- Ciidamada milatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ee Macwisleyda, ayaa kala wareegay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab gacan ku heynta degmada muhiimka ah ee Masagawaay ee gobolka Galguduud. Halkaasi oo in muddo ah kooxda gacanta ku haysay. Jeneral Gacmodulle oo ah sarkaalka hogaaminayey ciidamada Alshabaab kala wareegay degmada Masagawaay,...
Author: WDN
Xafiiska UNSOM Soomaaliya oo ku biirey dadaallada dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed
Muqdisho (WDN)- Ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan kaalmaynta Soomaaliya UNSOM Anita Kiki Gbeho ayaa maanta la kulantay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe), oo garwadeen ka ah dadaallada dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo xiisad siyaasaddeed ka jirto. Kulanka ayaa ujeeedadiisu ahayd sidii loo mideyn lahaa dadaallada ku...
The second batch of Ukrainian grain delivered to Somalia as part of grain from Ukraine program
The ship Neva has delivered 25,000 tonnes of food wheat to Somalia as part of the Grain from Ukraine program. The Ministry for Communities, Territories and Infrastructure Development said this in a Facebook post, Ukrinform reports. “We are sure that this batch of Ukrainian grain will be a new step for long-term cooperation and fight against...
Eritrean soldiers leaving major towns in northern Ethiopia – witnesses
ADDIS ABABA, (Reuters) – Eritrean soldiers, who fought in support of Ethiopia’s federal government during its two-year civil war in the northern Tigray region, are pulling out of two major towns and headed toward the border, witnesses and an Ethiopian official told Reuters. The withdrawals from Shire and Axum follow a Nov. 2 ceasefire signed by Ethiopia’s...
Jigjiga favors secessionists over SSC unionists
By Osman Hassan The community of Dhulbahante clan held a conference in Jigjiga from 10 to 15 December 2022. The delegates comprised traditional leaders, religious scholars, and representatives from key sectors of the society. They came from the regions of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) in northern Somalia. But most of them also belong to...
Ismaaciil Cumar Gelle iyo Xasan Sheekh oo xarigga ka Jarey Akademiyed gobolleedka Afsoomaaliga – AGA
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaci Cumar Geelle, ayaa maanta xarigga ka jaray Akadeemiye-Gobolleedka Af Soomaaliga ( AGA), oo xarunteeda laga hirgeliyey magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Madaxweyne Xasan ayaa uga mahad-celiyey Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabka dowladda Jabuuti hirgelinta Akadeemiyad Gobolleedka Af...
Uhuru, AU negotiation team arrive in Tigray for peace deal evaluation
Former President Uhuru Kenyatta has landed in Ethiopia for a meeting set to evaluate the Tigray peace deal. Uhuru arrived alongside other African Union Negotiators at the capital of Tigray, Mekelle, on Thursday. The said deal, the Permanent Cessation of Hostilities Agreement, was signed on November 2, between the Ethiopian government and the Tigray People’s Liberation Front (TPLF)....
Puntland oo ka gaabsatay saxiixa heshiiska Shirkii Golaha Wadatashiga 4-aad ee Muqdisho
Muqdisho (WDN)- Shirkii Golaha Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobolleedyada xubnaha ka ah oo Muqdisho ka socday bishan Diseember 26-28, ayaa la soo gabagabeeyay. Shirka oo ay agendayaashiisa ka mid ahaayeen Asteynta awooddaha heer Federaal iyo Dowlad Gobolleed (power sharing) iyo Hanaanka Federaalaynta Garsoorka, ayaa waxa diidmo ka keentay heshiiskaasi Puntland. Sida lagu cadeeyay WarMurtiyeed...
Booqashada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo gabi ahaanba loo xiray dhaqdhaqaaqii Muqdisho
Muqdisho (WDN)- Booqashada wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si wayn looga dareemay magaalada Muqdisho. Waxaa gabi ahaan la hakiyay safarka dhanka diyaaradaha ee garoonka Adan Cadde, iyada oo la xirey wadooyinka muhiimka ah ee caasimadda. Madaxweyne Geelle iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo oo maanta soo gaarey magaalada caasimadda ah ee...
Uganda rotates ATMIS deployment
Uganda marked 15 years of peacekeeping deployments in Somalia with a rotation when Uganda battle group (UBG) 37 this month (December) replaced UBG 34 in the African Union (AU) Transition Mission in Somalia (ATMIS). The east African country was the first to send troops to its trouble-torn east African neighbour and remains the largest troop...

